Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Axmed Madoobe: Waa go’aan taariikhi ah in Baarlamanku ansixiyeen Heshiiskii Doorashada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka ay maanta… Sii akhri

Posted on September 26, 2020September 26, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Lubnaan oo is casilay kadib markii uu awoodi waayay in uu Xukuumad soo dhiso

Posted on September 26, 2020September 26, 2020 by News Office

Ra’isulwasaaraha cusub ee Waddanka Lubnaan Mustafa Adib ayaa maanta shaaciyya in uu is-casilay, ka dib markii uu ku guul-darreystay dadaal… Sii akhri

Puntland iyo Koonfur Galbeed oo heshiis ku gaaray Baydhabo

Posted on September 26, 2020September 26, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xalay ka qeybgalay xaflad soo dhowayn ah oo isaga iyo wefdigiisa loogu sameeyay… Sii akhri

Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo fadhi wadajir ah kaga doodaya Heshiiskii Arrimaha Doorashada

Posted on September 26, 2020September 26, 2020 by News Office

Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa Saaka oo Sabtiya yeelan doona fadhi wadajir ah oo ay kaga doodayaan Heshiiskii… Sii akhri

Madaxweynaha Jabuuti oo bogaadiyay Heshiiskii Arrimaha Doorashada Soomaaliya

Posted on September 26, 2020September 26, 2020 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo Shalay Khudbad u jeediyay Meertada 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad u jeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Posted on September 25, 2020September 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa… Sii akhri

Booliiska Kenya oo loo haysto dilal ay dadka u geystaan inta uu jiro bandowga Covid-19

Posted on September 25, 2020September 25, 2020 by News Office

Afar hay`adood oo u dooda xuquuqda aadanaha ayaa doonaya in magdhow la siiyo dhibbanayaasha ay tacaddiyada u geysteen Booliiska Kenya.… Sii akhri

Axmed Madoobe oo la kulmay Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Posted on September 25, 2020September 25, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan iyo Madaxweynaha Dowlad Goboledka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe… Sii akhri

Madaxweynihii Hore Ee Fransiiska Oo Eedeymo Culus Wajahaya

Posted on September 25, 2020September 25, 2020 by News Office

Maxkamad ku taalla waddanka Faransiiska ayaa ku gacan seyrtay codsi uga yimid madaxweynihii hore ee waddankaas Nicolas Sarkozy, oo ka… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

Posted on September 24, 2020September 24, 2020 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Xukuumadda Puntland oo maanta looga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close