Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo dhowaan soo bandhigaysa baaritaanka dilkii marxuum Gu’jir

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland, ayaa shaacisay in ay dhowaan soo bandhigi doonto… Sii akhri

Posted on October 9, 2020October 9, 2020 by News Office

Shiinaha oo ku biiraya xarunta COVAX ee ka hortagga Covid 19

Posted on October 9, 2020October 9, 2020 by News Office

Shiinaha ayaa si rasmi ah u saxiixday heshiiska ku biirista Xarunta COVAX ee ay hogaamineyso Ururka Caafimaadka Adduunka WHO, si… Sii akhri

Dad lagu laayay gudaha Itoobiya

Posted on October 9, 2020October 9, 2020 by News Office

11 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen galbeedka itoobiya kaddib markii la weeraray mid kamid ah gaadiidka… Sii akhri

Abaalmarinta Nobel-ka oo hay’ad la guddoonsiiyey

Posted on October 9, 2020October 9, 2020 by News Office

Abaalmarinta Nobel-ka ee Nabadda ee sannadka 2020 waxaa la siiyay Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) dadaalkooda ku aaddan… Sii akhri

Puntland oo ka tacsiyaysay Geerida Cali Khaliif Galaydh

Posted on October 8, 2020October 8, 2020 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland, ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan, ayaa qoraal uu soo saaray kaga tacsiyeeyay Geerida Ra’iisul… Sii akhri

Taariikh Nololeedka Marxuum Cali Khaliif Galaydh

Posted on October 8, 2020October 8, 2020 by News Office

Dr. Cali Khaliif Galaydh waxaa uu ahaa siyaasi Soomaaliyeed, waxaana uu mar soo ahaa Reysal Wasaaraha Soomaaliya (2000-2001), sarkaal Wasaaradda… Sii akhri

Hay’adda caafimaadka Aduunka oo war ka soo saartay Kiisaska Cudurka daacuunka ee gudaha Soomaaliya

Posted on October 8, 2020October 8, 2020 by News Office

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO), ayaa sheegay in guud ahaan uu hoos u dhac ku yimid sanadkan  tirada kiisaska xanuunka… Sii akhri

Canshuur laga qaadi jiray guryaha Boosaaso oo la laalay

Posted on October 8, 2020October 8, 2020 by News Office

Duqa degmada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan, ayaa shaaciyay in si rasmiya loo joojiyay Canshuurtii laga qaadi… Sii akhri

Musharrixiinta madaxweyne ku xigeenka Maraykanka oo xalay dood kulul yeeshay

Posted on October 8, 2020October 8, 2020 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence iyo Kamala Harris, oo u tartamaysa xilka madaxweyne ku xigeenka xisbiga dimoqraadiga, ayaa xalay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dishay Abaan-duulihii Hawlgelinta Al-shabaab iyo xubno kale

Posted on October 7, 2020October 7, 2020 by News Office

Taliska Ciidamada Milateriga Soomaaliya, ayaa shaaciyay in ay weerar qorshaysan ku dileen Abbaan-duulihii Hawlgelinta Xoogaga Al-shabaab iyo xubno kale oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close