Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Mudnaanta Matalaadda Bulsho – Maqaal

GUNDHIG Bulsho walba oo meel ku nool waxaa ka dhexeeya dano ay bulshadaasi u simantahay. Sidoo kale, waxaa si gaar-gaar… Sii akhri

Posted on October 25, 2020October 25, 2020

Madaxweyne Deni oo furay Kal-fadhiga 47-aad ee Baarlamanka Puntland

Posted on October 25, 2020October 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Axad ah furay Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha oo… Sii akhri

Al-shabaab oo la wareegtay duleedka Laasqoray

Posted on October 25, 2020October 25, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay la wareegtay Degaanka lagu magacaabo Gurya-samo oo ku yaalla… Sii akhri

11 qof oo loo xukumay weerarkii Xabsiga Dhexe ee Muqdisho

Posted on October 25, 2020October 25, 2020 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta 11 qof ku ridday xukunno kala duwan, kadib weerarkii ka dhacay xabsiga… Sii akhri

Madaxweyne Waare oo magacaabay Xubnaha Hirshabeelle ku matalaya guddiga doorashooyinka

Posted on October 25, 2020October 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha Hirshabeelle ku mataya guddiga doorashooyinka Federaalka iyo guddiga xallinta Khilaafaadka… Sii akhri

Faransiiska oo wadatashi ugu yeertay Safiirkiisa dalka Turkiga

Posted on October 25, 2020October 25, 2020 by News Office

Madaxwaynaha Turkiga Racep Dayip Erdogan oo la hadlayay xubno ka tirsan xisbigiisa AK party ayaa sheegay in madaxwaynaha faransiiska Macron… Sii akhri

Kal-fadhiga 47-aad ee Baarlamanka Puntland oo maanta furmaya

Posted on October 25, 2020October 25, 2020 by News Office

Waxa saaka oo Axad ah lagu wadaa in uu Xarunta Baarlamanka Puntland ee Caasimadda Garoowe  ka furmo Kal-fadhiga 47-aad ee… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo u baxaya Safar dibadda ah

Posted on October 24, 2020October 24, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda safar ugu baxo magaalada Adddis Ababa… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo uga mahadceliyey Xildhibaannada ansixinta Golaha iyo Qorshaha Xukuumadda

Posted on October 24, 2020October 24, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Golaha Shacabka horgeeyey xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa xusay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo isbeddel ku sameeyay Taliyaal ka tirsan Milateriga Soomaaliya

Posted on October 24, 2020October 24, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah Isbedel ku sameeyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Milateriga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close