Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xiisad Colaadeed oo ka aloosan Laascaanood

Wararka ka imaanaya degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa sheegaya in saaka halkaas ay ka aloosantahay xiisad colaadeed oo… Sii akhri

Posted on October 27, 2020October 27, 2020 by News Office

Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la fasaxay si loo muujiyo Xuska Mowliidka Nebiga

Posted on October 27, 2020October 27, 2020 by News Office

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in ay fasax hal maalin ah siiyay dhammaan Shaqaalaha kala… Sii akhri

Ajandaha Kal-fadhiga 47-aad ee Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Posted on October 27, 2020October 27, 2020 by News Office

Ajandaha Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo ka kooban 15 Qodob ayaa saaka oo Talaado ah si rasmiya… Sii akhri

Guddoomiyaasha Maxkamadaha Gobolada Maamulka Galmudug oo la dhaariyay

Posted on October 27, 2020October 27, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, ayaa ka qeybgalay musaanabad lagu dhaarinayey Guddoonka Maxkamadaha iyo Xeer ilaalinta… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo u dhoofay dalka Ethiopia

Posted on October 26, 2020October 26, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntand,  Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Isniin ah safar ugu ambabaxay magaalada Addis… Sii akhri

Hay’adda IOM oo gargaar u fidisay dad tabaaleysan oo ku sugan magaalada Dooloow

Posted on October 26, 2020October 26, 2020 by News Office

Hay’adda IOM ayaa sheegtay in ay gargaar u fidisay dad tabaaleysan oo ku sugan magaalada Dooloow ee gobolka Gedo .… Sii akhri

50 dal oo saxiixay heshiis lagu mamnuucayo Nukliyeerka

Posted on October 26, 2020October 26, 2020 by News Office

Heshiis caalami ah oo lagu mamnuucayo hubka nukliyeerka ayaa waxaa ansixiyay 50 dal oo xubin ka ah Qaramada Midoobay. Dalka… Sii akhri

Wasiiru dawlaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya oo xilka la wareegay

Posted on October 26, 2020October 26, 2020 by News Office

Wasiiru dawlaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya, Xasan Macallin Khaliif oo dhowaan Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble u… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kormeeray jidka Tarabuunka oo dib loo furay

Posted on October 26, 2020October 26, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kormeeray Jidka Tarabuunka oo muhiim u ah isu socodka Muqdisho,… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta o safraya Ethiopia

Posted on October 26, 2020October 26, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Isniin ah u safraya magaalada Addis Ababa ee caasimadda Waddanka Ethiopia.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close