Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Gen. Qooje Dagaari iyo saraakiil kale oo ku dhintay Qaraxa Gaalkacyo

Warar hordhac ayaa ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay Qarax xooggan oo goordhoweyd ka dhacay koonfurta Gaalkacyo, halkaas oo ay… Sii akhri

Posted on December 18, 2020December 18, 2020 by News Office

Qarax xooggan oo lala beegsaday Soo dhowaynta Ra’iisul wasaare Rooble ee Gaalkacyo

Posted on December 18, 2020December 18, 2020 by News Office

Qarax xooggan ayaa hadda ka dhacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo halkaas oo uu haatan soo gaaray Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo Galabta si wadajir ah loogu soo dhowaynayo Gaalkacyo

Posted on December 18, 2020December 18, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Galabta oo Jimce ah ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Jabuuti

Posted on December 18, 2020December 18, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa maanta oo Jimce ah ku wajahan caasimadda waddanka Jabuuti, halkaasi oo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan gaar ah la yeeshay Odayaasha Xeraale

Posted on December 18, 2020December 18, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Cadaado kulan gaar ah kula qaatay qaar kamid ah Odayaasha… Sii akhri

Itoobiya iyo UNHCR oo ka wada-hadlay Qaxootiga Tigray

Posted on December 18, 2020December 18, 2020 by News Office

Wefdi ka socda hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobe ee UNHCR, ayaa gaaray magaalada Adisababa, si ay dowladda itoobiya ugu booriyaan badbaadinta… Sii akhri

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo ka hortimid Xilka qaadista Guddoomiyaha Dhahar

Posted on December 17, 2020December 17, 2020 by News Office

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland, ayaa si cad uga hortimid xilka qaadis ay sheegeen xubno ka tirsan Golaha Degaanka Dhahar, in… Sii akhri

Faahfaahin ka soo baxaysa shil xooggan oo ka dhacay nawaaxiga Carmo

Posted on December 17, 2020December 17, 2020 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa, shil xooggan oo shalay ka dhacay nawaaxiga degmada Carwo ee Gobolka Bari, halkaas oo… Sii akhri

Guddoomiyaha degmada Dhahar oo beeniyay in xilka xayuubin lagu sameeyay

Posted on December 17, 2020December 17, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Puntland u qaabilsan degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan, Cabdifitaax Maxamed Salaad, ayaa beeniyay warar sheegaya in xubnaha Golaha Degaanka… Sii akhri

Boko Xaraam oo af-duubtay in ka badan 330 Arday

Posted on December 16, 2020December 16, 2020 by News Office

Fallaagada Jihaadiga ah ee loo yaqaan Boko Xaraam ayaa sheegatay in ay gobolka Katsina ee waqooyiga Nigeria ka af-duubatay boqollaal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close