Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Boosaaso: Ciidanka PSF oo hawlgal qorshaysan ku qabtay shakhsiyaad qaraxyo diyaarinayay

Taliska Ciidanka Xoogga Puntland ee PSF, ayaa haatan shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku qabteen shakhsiyaad diyaariyay Qaraxyada lagu aaso… Sii akhri

Posted on January 16, 2021January 16, 2021 by News Office

Natiijada Doorashada Ugaandha oo saacadaha soo socda la shaacinayo

Posted on January 16, 2021January 16, 2021 by News Office

Guddida Doorashooyinka Ugaandha ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay ku dhawaaqaan cidda ku guuleysatay Doorashada khamiistii ka dhacday… Sii akhri

Hawlgal lagu qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab oo laga fuliyay degmada Jamaame

Posted on January 16, 2021January 16, 2021 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka,  oo ay weheliyaan kuwa dowlad goboleedka Jubbaland, ayaa hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab, waxay ka sameeyeen degaanno… Sii akhri

Madaxweyne Lafta Gareen oo gaaray Xudur

Posted on January 16, 2021January 16, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee Gobolka… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee Natiijada Doorashadii ugaandha

Posted on January 16, 2021January 16, 2021 by News Office

Madaxweynaha waddanka Ugaandha Yoweri Museveni ayaa tiro aad u badan ku hogaaminaya natiijada doorashadii madaxtinimada ee khamiistii ka qabsoontay dalkaas.… Sii akhri

Ordogan iyo Macron oo ka wada hadlay dib u soo celinta xiriirka labada dal

Posted on January 16, 2021January 16, 2021 by News Office

Madaxweynayaasha Turkeyga iyo faransiiska ayaa is weydaarsaday warqado ay uga hadlayaan in dib loo bilaabi wadahadalada labada dhinac iyo hagaajinya… Sii akhri

Midowga Yurub Oo hakiyay Dhaqaalihii Ay Ku Taageeri Jireen Itoobiya

Posted on January 16, 2021January 16, 2021 by News Office

Midowga Yurub ayaa waxay hakiyeen in ka badan 100 milyan oo Doolar oo gargaar ahaan loo siin lahaa waddanka Itoobiya… Sii akhri

Madaxweyne Lafta Gareen oo ku wajahan degmada Xudur

Posted on January 16, 2021January 16, 2021 by News Office

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Xudur ee xarunta… Sii akhri

Dhul-gariir xooggan oo ka dhacay Indonesia

Posted on January 15, 2021January 15, 2021 by News Office

Ugu yaraan 34 qof ayaa dhimatay in kabadan 600 oo kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii saaka dhulgariir cabirkiisu yahay… Sii akhri

Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Turkiga

Posted on January 15, 2021January 15, 2021 by News Office

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya, Xasan Cabdinuur Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Turkiga ee Soomaaliya Mehmet… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close