Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Nin Soomaali ah oo ku dhaawacmay weerar ka dhacay Koonfurta Suudaan

Booliiska Koonfurta Suudaan ayaa laga soo xigtay in hal askari uu ku dhintay,  darewal Soomaali ahna ku dhaawacmay weerar jid-gal… Sii akhri

Posted on March 10, 2021March 10, 2021 by News Office

Qaxooti ka soo cararay dalka Yemen oo xalay soo gaaray Boosaaso

Posted on March 10, 2021March 10, 2021 by News Office

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland, ayaa sheegtay in xalay dekedda Boosaaso ay soo gaartay doonni sidday Qaxooti Yemeniyiin iyo Soomaali ah… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarkii xarunta Xalane

Posted on March 9, 2021March 9, 2021 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay weerarkii hoobiyayaasha lagu bartilmaameedsaday xarunta Xalane ee Muqdisho. “Weerarkan fuleynimada ah waa… Sii akhri

Madaafiic hoobiyaal ah oo lagu weeraray xarunta Xalane ee Muqdisho

Posted on March 9, 2021March 9, 2021 by News Office

Weerar culus oo hoobiyaal ah ayaa goor dhowayd lagu garaacay Xerada Xalane, oo qayb ka ah xayndaabka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ku wajahan Muqdisho

Posted on March 9, 2021March 9, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gelinka danbe maanta la filayaa in uu gaaro magaalada Muqdisho ee… Sii akhri

Puntland oo xabsiga dhigtay sarkaal sheegay in damiin laga rabo qof kasta oo ka safraya Garowe

Posted on March 9, 2021March 9, 2021 by News Office

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal G/sare Maxamed Aaden Jaamac (Degelle), ayaa amar ku bixiyay in xabsiga la dhigo sarkaal ka… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo shir-gudoomiyay Shir ku saabsan Abaaraha

Posted on March 9, 2021March 9, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hab maqal iyo muuqaal ah ku gudoomiyay shirkan oo diirada lagu… Sii akhri

Milateriga Soomaaliya oo xubno badan Al-shabaab kaga laayay Gobollada Shabeelooyinka

Posted on March 9, 2021March 9, 2021 by News Office

Ciidamada Milateriga Soomaaliya, ayaa shaaciyay in ay xubno badan oo ka tirsan Al-shabaab ku laayeen hawlgal qorshaysan, oo ay ka… Sii akhri

Galmudug oo sheegtay in ay laba dekedood ka dhisayso degmada Hobyo

Posted on March 9, 2021March 9, 2021 by News Office

Mas’uul ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in laba dekedood laga dhisayo degmada Hobyo ee Gobolka Mudug. Agaasimaha guud… Sii akhri

Garoowe: Booliiska oo sheegay in qof kasta oo ka safraya magaalada laga rabo damiin

Posted on March 9, 2021March 9, 2021 by News Office

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliiska Puntland oo saxaafadda kula hadlay Garoowe, ayaa sheegay in hadda kadib qof kasta oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close