Dowladda Cumaan oo xayiraad saartay App-ka Clubhouse
Dowladda Cumaan ayaa sheegtay, in ay dalkeeda ka xayirtay app-ka codka ah ee Mareykanka laga leeyahay oo lagu magacaabo Clubhouse.… Sii akhri
Dowladda Cumaan ayaa sheegtay, in ay dalkeeda ka xayirtay app-ka codka ah ee Mareykanka laga leeyahay oo lagu magacaabo Clubhouse.… Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax, ayaa kulan gaar ah Muqdisho kula qaatay Safiirka Turkiga… Sii akhri
Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, ayaa maanta oo Axad ah si rasmiya u shaaciyay wakhtiga la bilaabi doono diiwaan-gelinta… Sii akhri
Ciidanka Suudaan ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub si sharci darro lagu soo gelinaayay dalka. Bayaan kasoo baxay ciidanka… Sii akhri
Dowladda Kenya ayaa isaga baxday dhageysiga kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya, sida ay BBC-da u xaqiijiyeen ilo ka… Sii akhri
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, oo ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa maanta kulan gaar ah la yeelan doona Midowga Murashixiinta Mucaaradsan… Sii akhri
Murashax Daahir Maxamuud Geelle, oo kamid ah Midowga Murashixiinta Muqdisho, ayaa soo bandhigay saddex tilmaamood oo xun, kuwaas oo sheegay… Sii akhri
Tallaalka xanuunka COVID-19 ayaa lagu wadaa in todobaadka dambe soo gaaro magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, taas oo noqon doonta… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee… Sii akhri
Ilaahay naxariista janno haka waraabiyo waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Wasiirkii hore ee gaashaandigga Soomaaliya Jeneraal Cabdiraxmaan… Sii akhri