Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Itoobiya oo ka digtay in Arrimaheeda gudaha la fara-geliyo

Golaha Amniga Qaranka ee Itoobiya, ayaa ku eedeeyay dalalka caalamka qaar in ay ka shaqeynayaan inay khatar geliyaan xasilloonida dalka,… Sii akhri

Posted on April 24, 2021April 24, 2021 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo ka hortimid go’aan ka soo baxay Midowga Afrika

Posted on April 24, 2021April 24, 2021 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si cad uga hortimid war ka soo baxay Midowga Afrika, oo ku saabsan in Ciidamada AMISOM… Sii akhri

Madaxweyne Deni: Wax xiriir ah lama lihi dowladda Imaaraadka Carabta

Posted on April 24, 2021April 24, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa beeniyay in uu wax xiriir siyaasadeed ah la leeyahay dowladda Imaaraatiga Carbeed. Madaxweyne Deni,… Sii akhri

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo mar kale war ka soo saaray arrimaha Soomaaliya

Posted on April 24, 2021April 24, 2021 by News Office

Golaha Amniga Qaramada Midoobay, ayaa mar kale war ka soo saaray muranka ka aloosan siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaanna arrimaha doorashooyinka… Sii akhri

In ka badan 100 ruux oo ku dhintay doon ku degtay badda Mediterranean

Posted on April 24, 2021April 24, 2021 by News Office

Hay’adda socdaalka nuhaajiriinta ee IOM ayaa sheegtay in ugu yaraan 100 qof ay ku dhinteen badda Mediterranean, kadib markii ay… Sii akhri

Ingiriiska oo taageeray go’aankii Midowga Afrika ku cambaareeyay mudda kordhinta Villa Somalia

Posted on April 23, 2021April 23, 2021 by News Office

Dowladda Ingiriiska ayaa taageertay go’aanka Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ku cambaareeyay mudda kordhinta hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya. Safiirka Ingiriiska… Sii akhri

Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Gobolka Nugaal

Posted on April 23, 2021April 23, 2021 by News Office

Roobab mahiiggaan ah, ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay inta badan degaannada Gobolka Nugaal, oo abaar iyo kulayl darani… Sii akhri

Maraykanka oo taageeray go’aankii Midowga Afrika ka qaatay mudda kordhinta dowladda Soomaaliya

Posted on April 23, 2021April 23, 2021 by News Office

Dowladda Maraykanka, ayaa taageertay go’aankii Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika kaga horyimid mudda kordhinta loo sameeyay Golayaasha dowladda Federaalka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha Amniga

Posted on April 23, 2021April 23, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga ayaa faray in la dardargeliyo sugidda… Sii akhri

Koox watay hub iyo rasaas badan oo Boosaaso lagu qabtay

Posted on April 22, 2021April 22, 2021 by News Office

Laamaha kala duwan ee Amniga Gobolka Bari, ayaa xalay hawlgal qorshaysan ku qabtay koox rag ah oo hub iyo rasaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close