Puntland oo soo dhowaysay go’aankii Qoorqoor, Guudlaawe iyo Rooble
Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay soo dhaweynaysaa Warmurtiyeedyada ay soo saareen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Galmudug iyo… Sii akhri
Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay soo dhaweynaysaa Warmurtiyeedyada ay soo saareen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Galmudug iyo… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa isna ka horyimid mudda kororsiga rabshadaha horseeday, ee loo sameeyay hay’adaha… Sii akhri
Galmudug iyo Hirshabeelle, ayaa si rasmiya uga horyimid mudda kororsiga qalalaasaha iyo dagaalka horseeday, ee Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya… Sii akhri
Beesha Caalamka oo warsaxaafadeed wadajir ah soo saaray, ayaa sheegay in mudda kororsiga dowladda Federaalka Soomaaliya uu dalka u horseeday… Sii akhri
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa walaac xooggan ka muujiyay dagaallada hubaysan ee ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo… Sii akhri
Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday xarunta ay Muqdisho ka deggantahay warbaahinta madaxa-bannaan ee… Sii akhri
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa mucaaradka oo taageersan murashax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur, islamarkaana… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku baaqay xabbad in shir deg deg ah la isu’gu… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa shaacisay in cafis loo fidiyay jabhad hubaysan oo uu hoggaamiyo siyaasi Mahad Cali Carcar, taas oo marar… Sii akhri
Bahda Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsantahay isku dhacyada saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho,… Sii akhri