Dagaal xalay Al-shabaab iyo ciidamada dowladda ku dhexmaray Muqdisho
Faah faahin dheeriya ayaa laga helayaa dagaal muddo ku dhow saacad socday oo habeenkii xalay Ciidanka Booliska dowladda ee Haramcad… Sii akhri
Faah faahin dheeriya ayaa laga helayaa dagaal muddo ku dhow saacad socday oo habeenkii xalay Ciidanka Booliska dowladda ee Haramcad… Sii akhri
Dagaal-yahannada Taliban ayaa jimcihii shalay qabsatay degmo ku taal koofurta waddanka Afghanistan, kadib markii ay halkaas isaga carareen ciidanka ammaanka… Sii akhri
Ciidamada Milatariga Soomaaliya, ayaa guulo ka sheegtay dagaal saacadihii la soo dhaafay iyaga iyo Al-shabaab ku dhexmaray degaanno ka tirsan… Sii akhri
Baarlamaanka waddanka Denmark ayaa ansixiyey sharci waaxda socdaalka u oggolaanaya in ay u mustaafurin karto dadka magangelyo-doonka ee ku sugan… Sii akhri
Abaaraha iyo roob yarida ka jirta meela kamid ah Soomaaliya ayaa ku riixeysa in ka badan 2.73 milyan oo qof… Sii akhri
Boliska dalkaasi waxay sheegeen in 2 Askari toogasho lagu dilay xilli dambe oo xalay ahayd. Ciiddaankaasi waxaa lagu toogtay Bar… Sii akhri
Dabley hubaysan ayaa todobaadkan bartamaha waddanka Nigeria ka af-duubtay in ka badan 136 arday oo da’yar ah. Dowlada Nigeria ayaa… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd gaaray magaalada Jowhar ee xarunta… Sii akhri
Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay bam-gacmeed xalay lagu weeraray bar-kantarool oo ku taalla magaalada Kismaayo, sida laga soo xigtay… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan magaalada… Sii akhri