Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo sheegtay in durba uu guulo deg deg ah xaqiijiyay wejiga saddexaad ee dagaalka cirib-tirka ISIL oo maanta bilowday

Ciidamada difaaca Puntland oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in uu durba guulo deg deg ah xaqiijiyay wejiga saddexaad ee… Sii akhri

Posted on February 28, 2025 by News Office

Madaxweyne Deni oo 7 cisho u qabtay Odayaal dhaqan, ganacsato iyo culimo magaalooyinka Puntland uga shaqeeya kooxda Daacish

Posted on February 28, 2025February 28, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay jeediyay khudbad ku saabsan dagaalka Cirib-tirka Argagixisada ayaa caddeeyay in ay jiraan… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo ku dhawaaqay wejiga saddexaad ee dagaalka cirib-tirka Argagixisada Daacish

Posted on February 28, 2025February 28, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay khudbad ka jeediyay magaalada Boosaaso ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay wejiga saddexaad… Sii akhri

Puntland oo shaacisay in ay gacanta ku dhigtay Taliskii guud ee Daacish ka hoggaamin jirtay Hawlgallada Dunida

Posted on February 28, 2025February 28, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo shaacisay in uu si guul ah u dhammaystirmay wejigii labaad ee hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ISIL ayaa ka… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo 2,000 kun oo gantaal ka helay warshad ay ka carartay Argagixisada ISIS

Posted on February 27, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawgal amni ka sameeyay degaanka Dhasaan ee degmada Qandala ayaa gacanta ku dhigay ilaa… Sii akhri

Puntland: Dabley hubaysan oo maanta doon kalluumeysi ka af-duubtay xeebaha degmada Baargaal

Posted on February 27, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya xeebaha degmada Baargaal ee Calbari ayaa sheegaya in halkaasi dabley hubaysani maanta ka af-duubteen doon kalluumeysi oo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia oo Shir ku saabsan iskaashiga labada dal ku yeeshay Muqdisho

Posted on February 27, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Shir kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia, … Sii akhri

Hoobiyaal lagu weeraray garoonka Muqdisho xilli uu ka dagayay Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia

Posted on February 27, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed ayaa saaka oo Khamiis ah soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu ku soo… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo firxadkii Daacish ka saaray Ceelka Dharin ee buuraha Calmiskaad

Posted on February 27, 2025 by News Office

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo saaka hawlgal qorshaysan ka sameeyay buuraha Calmiskaad ayaa gacanta ku dhigay Ceelka Dharinta oo kamid ah… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo lagu wado in uu maalinta berri ah booqasho ku yimaado Soomaaliya

Posted on February 26, 2025February 27, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maalinta berri ah booqasho rasmi ah ku imaanaya magaalada  Muqdisho, taasi oo jawaab… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close