Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Baarlamanka Puntland oo la fasaxay mudda saddex maalmood ah

Xildhibaannada Baarlamanka dowladda Puntland ayaa galay fasax mudda saddex maalmood ah, si ay u soo akhriyaan hindise-sharciyeedka dhawrista goobaha taariikhiga… Sii akhri

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Milatariga Koonfur Afrika oo la geeyay Gobollo Rabshado ka socdaan

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Madaxda Koonfur Afrika ayaa sheegay inay ciidamo geeyeen laba gobol, oo ay ku jirto magaalada Johannesburg, si ay booliiska uga… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Ku Riday Rag Dhac Ka Geystay Magaalada Muqdisho

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Rag lagu helay inay… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka oo kulan gaar ah la yeeshay Midowga Murashixiinta Muqdisho

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Xubnaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo uu hogaaminaayo guddoomiyaha guddigaas Maxamed Xasan Cirro ayaa kulan la qaatay Midowga Musharixiinta… Sii akhri

Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulan la qaatay guddiga doorashooyinka heer Jubaland

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa waxaa uu kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland.… Sii akhri

Buuq ka dhashay wax-ka beddelkii lagu sameeyay Xeer-hoosaadka Baarlamanka Puntland

Posted on July 12, 2021July 12, 2021 by News Office

Muran siyaasadeed ayaa ka taagan Baarlamanka Puntland, kadib markii khilaaf ka dhashay wax ka beddelkii lagu sameeyay Xeer-hoosaadka Golaha Wakiilada.… Sii akhri

Dhaqtar loo xiray dilka madaxweynihii hore ee Haiti

Posted on July 12, 2021July 12, 2021 by News Office

Booliska Heyti ayaa sheegay inay xireen dhaqtar ay rumeysan yihiin inuu yahay eedeysane muhiim ah oo la tilmaamay in uu… Sii akhri

Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle oo doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen

Posted on July 12, 2021July 12, 2021 by News Office

Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga maamulaya doorashada heer Dowlad goboleed ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Gedo

Posted on July 12, 2021July 12, 2021 by News Office

Dagaalka oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa degaanka Bohol Garas oo hoostaga degmada Doolow ee Gobolka… Sii akhri

Nin amiir ah iyo xubno ka tirsan Qoyskiisa oo lagu af-duubtay Nigeria

Posted on July 12, 2021July 12, 2021 by News Office

Rag hubaysan ayaa Waqooyiga gobolka Kaduna ee dalka Nigeria ka afduubtay nin amiir ah iyo 12 xubnood oo qoyskiisa ah,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close