Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Muhaajiriin Afrikaan ah oo ku geeriyooday xeebaha dalka Mauritania

Ugu yaraan 47 Muhaajiriin Afrikaan ah, ayaa ku geeriyootay Dooni ku cilladowday Badweynta Atlantic, gaar ahaan meel ku dhow Xeebaha… Sii akhri

Posted on August 18, 2021August 18, 2021 by News Office

Safiirka dowladda Soomaaliya ee Sacuudiga oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Posted on August 17, 2021August 17, 2021 by News Office

Danjiraha Cusub  ee dowladda Federaalka Soomaaliya dhawaan u magacaawaday Sacuudiga ayaa warqadaha aqonsiga danjirenimo u gudbiyay Wasaaradda Arimaha Dibadda dalkaas… Sii akhri

Shiinaha oo lagu eedeeyay in xabsi qarsoodi u samaystay Muslimiinta Uyghurs

Posted on August 17, 2021August 17, 2021 by News Office

Gabar dhallinyaro ah oo u dhalatay waddanka Shiinaha ayaa sheegtay in muddo sideed maalmood ah lagu hayey xabsi qarsoodi ah… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo kulan la qaadatay danjiraha dowladda Sweden ee Soomaaliya

Posted on August 17, 2021August 17, 2021 by News Office

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa maanta xafiiska ku qaabishay danjiraha dowladda Sweden ee… Sii akhri

Dad lagu laayay Gobolka Hiiraan

Posted on August 17, 2021August 17, 2021 by News Office

Dabley hubaysan ayaa xalay dad ku laayay degaanka BACDA oo ka tirsan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, sida laga soo… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo baaq soo saaray

Posted on August 17, 2021August 17, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad Goboleedyada weli harsan in ay soo dhammaystiraan… Sii akhri

Ilaa shan kalluumeysato ah oo ku dhintay xeebaha Gobolka Jubada Hoose

Posted on August 17, 2021August 17, 2021 by News Office

Dowlad Goboleedka Jubaland, ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay dabaylo xooggan oo ku dhuftay xeebaha Gobolka Jubada Hoose. Wasiirka Kalluumeysiga… Sii akhri

Biden oo si weyn u difaacay go’aankii Ciidamada Maraykanka looga saaray Afghanistan

Posted on August 17, 2021August 17, 2021 by News Office

Madaxweynaha waddanka Maraykanka, Joe Biden ayaa si weyn u difaacay go’aankiisi ​​ahaa, in ciidamada Mareykanka laga saaro Afghanistan. Madaxweyne Biden,… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay dhiggiisa waddanka Masar

Posted on August 17, 2021August 17, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo mas’uuliyiinta ku wehelinaya booqashada uu ku joogo dalka Masar ayaa kulan… Sii akhri

Puntland: Xubno ka baxay Urur siyaasadeedka Mideeye oo ku biiray urur kale

Posted on August 16, 2021August 16, 2021 by News Office

Urur siyaasadeedka lagu magacaabo Run iyo Caddaalad oo ka dhisan Puntland ayaa sheegay in ay ku biireen 23 xubnood oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close