Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa waxaa ay xalay meel kamid ah dalkaas kudileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida… Sii akhri

Posted on September 16, 2021September 16, 2021 by News Office

Yaa la siiyay Qandaraaska dhismaha Laamiga Jalam iyo Xarfo?

Posted on September 15, 2021September 15, 2021 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar shaqo maanta ku tegey degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa… Sii akhri

Bashiir Goobe oo magacaabay Taliya Hay’adda NISA ee Gobolka Banaadir

Posted on September 15, 2021September 15, 2021 by News Office

Agaasimaha Ra’iisul wasaare Rooble u magacaabay Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) ayaa isna Maanta magacaabay Taliyaha… Sii akhri

Puntland: Xirfadlayaasha Caafimaadka oo lagu amray in ay is diiwaan-geliyaan

Posted on September 15, 2021September 15, 2021 by News Office

Guddiga Xirfadlayaasha Caafimaadka Puntland, ayaa mudda bil ah u qabtay dhammaan Xirfadlayaasha Caafimaadka ee ka hawlgala gudaha Puntland, si ay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilsay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya

Posted on September 15, 2021September 15, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo xukuntay Rag af-duubyo fulin jiray

Posted on September 15, 2021September 15, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta min shan iyo toban sano oo xabsi ciidan ah ku ridday laba… Sii akhri

Shirweyne ku saabsan Amniga oo maanta ka furmaya Laascaanood

Posted on September 15, 2021September 15, 2021 by News Office

Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, waxa maanta ka furmaya shirweyne ku saabsan Amniga magaalada. Shirkan waxa ku baaqay Odayaasha… Sii akhri

Xubno kamid ah Aqalka sare oo maanta lagu dooranayo Jowhar

Posted on September 15, 2021September 15, 2021 by News Office

Kuraas kamid ah doorashada Aqalka sare ee Hirshabeelle, ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto magaalada Jowhar. Saddex kursi ayaa… Sii akhri

Rag ka tirsanaa Sirdoonka Maraykanka oo qirtay in ay qarsoodi ula shaqayn jireen Imaraadka Carabta

Posted on September 15, 2021September 15, 2021 by News Office

Saddex sarkaal oo ka tirsanaan jiray hay’adaha Sirdoonka Maraykanka ayaa qirtay in ay si qarsoodiya ugu shaqeeyeen dowladda Imaaraatiga Carbeed… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo kulan gaar ah la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka

Posted on September 15, 2021September 15, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah wakiilada beesha caalamka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close