Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Somaliland oo Laascaanood ka musaafurisay in ka badan 700 oo qof

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa maanta magaalada Laascaanood ka musaafuriyay in ka badan 700 boqol oo qof oo ka soo jeeda koonfurta… Sii akhri

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Booliiska Garoowe oo xabsiga dhigay shan ruux

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Booliiska caasimadda Garoowe ayaa xabsiga dhigay shan ruux oo kamid ah dhinacyo ku muransan arrima dhuleed. Wararku waxay sheegayaan in… Sii akhri

Suxufi lagu xiray magaalada Laascaanood

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Booliiska Somaliland ayaa xabsiga dhigay suxufi Mowliid Ismaaciil Digeed oo ka tirsan suxufiyiinta magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Suxufigaas… Sii akhri

Xoogagga Ahlusunna oo qabsaday Ceeldheer

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Cutubyo ka tirsan Xoogagga Ahlusunna Wal-jamaaca ayaa maanta qabsaday Ceeldheer oo u dhexaysa magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb. Ciidamadan oo ku… Sii akhri

Laascaanood: Booliiska Somaliland oo raafay dad rayid ah oo ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Booliiska Somaliland ayaa saaka gaadiid ku daabulay boqollaal rayid ah oo ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya kuwaas oo xalay laga… Sii akhri

Sheekh Shaakir: Hubkii iyo gaadiidkii Puntland baa naloo adeegsaday

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Sheekh Shaakir Cali Xasan oo kamid ah hoggaanka sare ee Ahlusunna ayaa ka hadlay xiisadda dagaal ee u dhexaysa Culimada… Sii akhri

Boosaaso: Booliiska oo sheegay in xabsiga la dhigay askari dil iyo dhaawac gaystay

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Hal qof oo rayid  ah ayaa ku geeriyooday, mid kalena waa ku dhaawacmay, Rasaas uu xalay riday askari ka tirsan… Sii akhri

Guddiga Nabad-gelyada oo maanta shir deg deg ah ka yeelanaya Amniga Caasimada Garoowe

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Guddiga Nabad-gelyada Gobolka Nugaal, ayaa maanta oo Sabti ah kulan deg deg ah ka yeelanaya Amniga Caasimadda Garoowe. Maamulka Gobolka… Sii akhri

Deni iyo Abwaan oo todobaadkan u kala safraya Imaaraadka iyo Ingiriiska

Posted on October 2, 2021October 2, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu todobaadkan safar ugu baxo magaalada Dubai ee waddanka Imaaraatiga Carbeed.… Sii akhri

Garowe: Taliye Degelle oo si ada uga hadlay weerar lagu qaaday gurigiisa

Posted on October 1, 2021October 1, 2021 by News Office

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal G/sare,  Maxamed Aaden Jaamac (Degelle), ayaa ka warbixiyay weerar xalay lagu qaaday hoyga uu ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close