Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Gudoomiye Siciid Mu’min oo kulan gaar ah la yeeshay hay’ada Forensik Sayniska Puntland

Guddoomiyaha Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Mu’min ayaa kulan gaar ah la yeeshay madaxda iyo saraakiisha hay’adda Foorensik Saniska… Sii akhri

Posted on November 8, 2021November 8, 2021 by News Office

Shabakad ka tirsan Amniyaadka Al-shabaab oo Baydhaba lagu qabtay

Posted on November 7, 2021November 7, 2021 by News Office

Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA, ayaa laga soo xigtay in ay magaalada Baydhaba ku qabatay shabakad… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabislan Soomaaliya

Posted on November 7, 2021November 7, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wakiilka xogyhayah guud ee Qaramada Midoobay u qaabislan… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo la fasaxay saddex maalmood

Posted on November 7, 2021November 7, 2021 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo ku jira Kal-fadhiga 49-aad ayaa la fasaxay mudda saddex maalmood ah. Mudanayaasha ayaa la fasaxay saddexda… Sii akhri

Bannaanbaxyo looga horjeedo Jabhadda TPLF oo ka socda magaalada Jigjiga

Posted on November 7, 2021November 7, 2021 by News Office

Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Degaanka Soomaalida waxa saaka ka socda bannaanbaxyo waaweyn oo looga horjeedo Jabhadda TPLF ee dagaalka… Sii akhri

Heshiis ku saabsan hanaanka saami qeybsiga wax soo saarka dalka oo la ansixiyay

Posted on November 7, 2021November 7, 2021 by News Office

Guddiga wasaaradaha ee u xilsaaran kasoo talo bixinta iyo isla go’aaminta arrimaha kheyraadka ayaa si wadajir ah u ansixiyay heshiis… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Ciraaq oo ka badbaaday isku day dil

Posted on November 7, 2021November 7, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha waddanka Ciraaq Mustafa al-Kadhimi ayaa ka badbaaday weerrar lagu soo qaaday gurigiisa ku yaal magaalada Baqdaad ee caasimadda… Sii akhri

Iska hor-imaad kooban oo ka dhacay magaalada Garoowe

Posted on November 6, 2021November 7, 2021 by News Office

Hal askari oo ka tirsan Booliiska Puntland ayaa ku dhaawacmay rasaas goor dhowayd ka dhacday gudaha caasimadda Garoowe. Askar ka… Sii akhri

Weerar Mindi loo adeegsaday oo lagu qaaday tareen ku sii jeeday gobolka Bavaria ee dalka Jarmalka

Posted on November 6, 2021November 6, 2021 by News Office

Afhayeen u hadlay Booliska Federaalka Jarmalka ayaa sheegay in maanta oo Sabti ah weerar mindi loo adeegsaday lagu qaaday  dad… Sii akhri

Booliiska Puntland oo magaalada Boosaaso ku soo bandhigay Burcad dhac iyo dhaawacyo gaystay

Posted on November 6, 2021November 6, 2021 by News Office

Laamaha Amniga Magaalada Bosaaso ayaa dhalinyaro ku u soo qab qabtay dhaca Mobilada, oo Muddooyinkii La soo dhaafay Cabasho Wayn… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close