Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

War-saxaafadeed: Rooble oo u jawaabay Farmaajo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad uga xun yahay qoraalka saaka aroortii kasoo baxay Xafiiska… Sii akhri

Posted on December 26, 2021December 26, 2021 by News Office

Juxaa: Farmaajo wuxu sameeyay Af-genbigii labaad ee Soomaaliya ka dhaca

Posted on December 26, 2021December 26, 2021 by News Office

Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo af-genbi ku sameeyay Villa Somalia… Sii akhri

Faallo: Waa maangaabnimo iyo waqti lumis in farmajo lagula doodo dastuurka

Posted on December 26, 2021December 26, 2021 by News Office

Dr. Maxamuud Maxamed Culusow Faallo ku saabsan Baaqa fowdada ah ujeedadiisa lagu tilmaamay “Dhab U Jiheynta Doorashooyinka,” kana soo baxay… Sii akhri

Deni oo kulan gaar ah la qaatay Faroole, Gaas iyo Cumar Cabdirashiid

Posted on December 25, 2021December 25, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake,… Sii akhri

Rooble oo kulan la yeeshay Midowga Musharrixiinta Muqdisho

Posted on December 25, 2021December 25, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la yeeshay xubno matalaya Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Madaxtooyada ku qaabilay Faroole, Gaas, Cumar Cabdirashiid iyo madax kale

Posted on December 25, 2021December 25, 2021 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali… Sii akhri

Turkiga iyo Qatar oo ku heshiiyay in ay wadajir u maamulaan Airport-ka Kabul

Posted on December 25, 2021December 25, 2021 by News Office

Saraakiisha Taalibaan ee Afghanistan ayaa Jimcihii xaqiijiyay in ay kala hadleen wafdi wadajir ah oo ka socda Turkiga iyo Qatar… Sii akhri

Faroole, Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo ku wajahan Garoowe

Posted on December 25, 2021December 25, 2021 by News Office

Madaxweynayaashii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Ex. Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid… Sii akhri

Ciidamada dowladda oo hawgla miino baaris ah ka sameeyay degmada Awdheegle

Posted on December 25, 2021December 25, 2021 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa hawlgal miino baaris ah ka sameeyay waddooyinka gala degmada Awdheegle, oo ka tirsan Gobolka Shabeellada… Sii akhri

Jubaland oo shaacisay Guddiyada xulista Ergooyinka lix kursi

Posted on December 25, 2021December 25, 2021 by News Office

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland ayaa soo gudbiyay Guddiyada xulista Ergooyinka kuraasta 6-da ah ee la shaaciyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close