Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Laba urur siyaasadeed oo si adag uga hadlay dib u dhaca doorashada sadexda degmo

Labada urur siyaasadeed ee Mideeye iyo Cadaalad& Sinnaan, oo saaka shir jaraa’id ku qabtay Garoowe, ayaa si adag uga hadlay… Sii akhri

Posted on January 27, 2022January 27, 2022 by News Office

Saraakiisha Booliiska oo ka shiray Amniga Caasimadda Garoowe

Posted on January 27, 2022January 27, 2022 by News Office

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Saka Shir guddoominayey kulan ay ka wada qeyb galeen Dhamaan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo wada-hadal yeeshay

Posted on January 27, 2022January 27, 2022 by News Office

Madaxweyne Farmaajo ayaa sida wararku sheegayaan Khadka telefoonka kula hadlay Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim bin Xamad. Madaxweynaha iyo Amiirka… Sii akhri

Ingiriiska oo Ruushka ugu hanjabay cuna-qabatayn

Posted on January 27, 2022January 27, 2022 by News Office

Kadib markii Ruushku uu xadka Ukraine ka bilaabay dhoolatus milatari, ayuu Ra’iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ugu hanjabay Moscow cunaqabatayn… Sii akhri

Taliye hore uga tirsanaa Puntland oo saaka Boosaaso lagu dilay

Posted on January 26, 2022January 26, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saaka halkaas lagu dilay taliye hore oo Ciidamada Puntland. Taliyihii hore ee… Sii akhri

Dib u dhac ku yimid doorashada gudoomiyaasha saddexda degmo ee Qardho Eyl iyo Ufayn

Posted on January 26, 2022January 26, 2022 by News Office

Muran xooggan ayaa ka taagan doorashada duqa degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, kaas oo u dhexeeya dowladda iyo urur siyaasadeedka… Sii akhri

Mustafe Jaamac Kediye oo lagu dhaawacay Laamiga u dhexeeya Garoowe iyo Laascaanood

Posted on January 25, 2022January 25, 2022 by News Office

Mustafe Jaamac Kediye oo uu dhalay Abwaanka Soomaaliyeed ee jaamac kediye Cilmi ayaa maanta lagu dhaawacay Laamigau dhexeeya Garoowe iyo… Sii akhri

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Boosaaso

Posted on January 25, 2022January 25, 2022 by News Office

Laamaha Amniga Puntland ayaa sida la xaqiijiyay Boosaaso ku qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab oo doonayay in ay qaraxyo ka… Sii akhri

Ciidamo hubaysan oo qabsaday xaafado ka tirsan Beledweyne

Posted on January 25, 2022January 25, 2022 by News Office

Ciidamo hubaysan oo uu hoggaaminayo Sarkaal lagu magacaabo Nuur Dheere ayaa saaka qabsaday qaar kamid ah Xaafadaha magaalada Beledweyne ee… Sii akhri

Lix kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Muqdisho iyo Baydhaba

Posted on January 25, 2022January 25, 2022 by News Office

Doorashada qaar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee gobollada waqooyi iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu doortay magaalooyinka Muqdisho… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close