Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Soomaaliya oo shir ku saabsan dhaqaalaha uga qayb-galaysa Maraykanka

Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku sugan magaalada Washington D.C ee Caasimadda dalka Mareykanka halkaasi oo… Sii akhri

Posted on March 19, 2022March 19, 2022 by News Office

Maraykanka oo digniin siiyay dowladda Shiinaha

Posted on March 19, 2022March 19, 2022 by News Office

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa uga digay hoggaamiyaha Shiinaha Xi Jinping jimcihii ‘cawaaqib xumo’ haddii Beijing ay taageero agab ah… Sii akhri

Shil Khasaare sababay oo ka dhacay magaalada Garoowe

Posted on March 18, 2022March 18, 2022 by News Office

Inta la xaqiijiyay, lix ruux ayaa ku dhaawacmay shil galabta ka dhacay magaalada Garoowe. Shilka ayaa  ka dhacay bannaanka hore… Sii akhri

Puntland oo dhammaystirtay Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka

Posted on March 18, 2022March 18, 2022 by News Office

Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Puntland ayaa dhammaystiray Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka ee laga soo doorto Puntland. Lixdii kursi ee u… Sii akhri

Jubaland: Axmed Maxamuud Jaamac oo loo xiray kursiga Hop#029

Posted on March 18, 2022March 18, 2022 by News Office

Warar lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in Kursiga Golaha Shacabka Hop#029 ee Beesha Ciise Maxamuud loo xiray nin ka tirsan Madaxtooyada… Sii akhri

Puntland oo beenisay in Ciidamo gadoodsan xirteen Laamiga xiriiriya Garoowe iyo Buurtinle

Posted on March 17, 2022March 17, 2022 by News Office

Taliska Booliiska Gobolka Nugaal ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ku saabsan in Ciidamo gadoodsan xirteen Laamiga xiriiriya Garoowe… Sii akhri

Magacyada dadka loo xiray kuraasta Garoowe iyo malxiisyadooda oo la shaaciyay

Posted on March 17, 2022March 17, 2022 by News Office

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Puntland ayaa maanta shaaciyay magacyada dadka loo xiray kuraasta harsan iyo malxiisyadooda. Guddoomiyaha Gobolka Mudug… Sii akhri

Dad ay caruur ku jiraan oo lagu duqeeyay Ukraine

Posted on March 17, 2022March 17, 2022 by News Office

Shan mayd oo ay ku jiraan saddex carruur ah ayaa laga soo saaray burburka dhisme ku yaal magaalada Chernihiv ee… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo hawlgal ka fuliyay buuraha Galgala

Posted on March 17, 2022March 17, 2022 by News Office

Ciidamada kala duwan ee difaaca Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda silsiladda Golis ee Gobolka… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Deni iyo Isimada Gobolka Mudug

Posted on March 17, 2022March 17, 2022 by News Office

Sida la xaqiijiyay waxa qabsoomi waayay kulan lagu waday in uu xalay dhexmaro Madaxweyne Siciid Deni iyo Islaan Bashiir Islaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close