Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in Sabtida berriya ay Ramadaan tahay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in Sabtida berriya ay tahay maalinta kowaad ee bisha Ramadaan kadib markii sida ay sheegtay… Sii akhri

Posted on April 1, 2022April 2, 2022 by News Office

Soomaaliya oo soo dhowaysay Qaraarkii Golaha Amniga Qaramada Midoobay ku ansixiyay Hawlgalka ATMIS

Posted on April 1, 2022April 1, 2022 by News Office

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhoweysay Qaraarka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay 2628 (2022) ee ku saabsan waajibaadka cusub… Sii akhri

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo ansixiyay Hawlgalka ATMIS ee beddelaya AMISOM

Posted on April 1, 2022April 1, 2022 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ku meel-mariyay Hawgalka cusub ee Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Somalia. Hawlgalkaas oo loo… Sii akhri

Fahad Yaasiin oo laga saaray liiska xildhibaannada la doortay ee Baarlamanka Soomaaliya

Posted on March 31, 2022March 31, 2022 by News Office

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal ayaa shaaciyay liiska xildhibaannada ilaa iyo hadda la doortay  ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Liiska… Sii akhri

Axmed Taaraan oo loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Puntland

Posted on March 31, 2022March 31, 2022 by News Office

Garoowe: 31 March 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 21 ee 30ka… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo isku shaandhayn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

Posted on March 31, 2022March 31, 2022 by News Office

Garoowe: 31 March 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 19 ee 30ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimayaal guud

Posted on March 31, 2022March 31, 2022 by News Office

Garoowe: 31 March 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 20 ee 30ka… Sii akhri

Sirdoonka gaar ah ee Puntland oo hawgal ka fuliyay buuraha silsiladda Golis

Posted on March 31, 2022March 31, 2022 by News Office

Ciidanka Sirdoonka gaar ah ee Puntland ayaa sheegay in ay saacadihii la soo dhaafay hawgal qorshaysan ka fuliyeen buuraleyda silsiladda… Sii akhri

Rooble: Gacantii dishay Ikraan Tahliil ayaa xildhibaan Aamina dishay

Posted on March 31, 2022March 31, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ka qeyb galay kulan loogu duceynayay Allaha u naxariistee xildhibaan… Sii akhri

Agaasimihii hore ee Puntland TV oo lagu wado in uu kamid noqdo Golaha Wasiirada Puntland

Posted on March 30, 2022March 30, 2022 by News Office

Agaasimihii hore ee Telefishinka Puntland TV, Jamaal Carab Yuusuf ayaa loo badinayaa in uu kamid noqdo Golaha wasiirada Puntland. 1… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close