Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Jubbaland iyo Wakiilka Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay 16 kursi ee gobolka Gedo

Madaxwayne ku-xigeenka Koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa shir ku qabsoomay habka fogaan aragga la yeeshay ergayga… Sii akhri

Posted on April 13, 2022April 13, 2022 by News Office

Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo xubno u diraya magaalada Baydhaba

Posted on April 13, 2022April 13, 2022 by News Office

Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa sheegay in maanta  Xubno ka tirsan Guddiga ay u dirayaan Magaalada Baydhabo… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo war ka soo saaray dhaarinta xildhibaannada labada gole

Posted on April 12, 2022April 12, 2022 by News Office

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal (FEIT) ayaa shaaciyay in aysan jirin wax isbeddel ah oo ku yimid jadwalka dhaarinta… Sii akhri

Xoghayaha Qaramada Midoobay oo taleefonka kula hadlay madaxweyne Farmaajo

Posted on April 12, 2022April 12, 2022 by News Office

Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa khadka telefoonka kula hadlay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War-saxaafadeed ka soo baxay xarunta… Sii akhri

Caqabadaha iyo Fursadaha Horyaal Guddoomiyaha Cusub ee Degmadda Qardho

Posted on April 12, 2022April 12, 2022

HORDHAC Qardho waa magaalo ku taal Bariga Soomaaliya gaar ahaan maamul goboleedka Puntland kana tirsan gobolka Karkaar (Gobolka Karkaar waa… Sii akhri

Urur siyaasadeedka Mideeye oo ku guulaystay duqa degmada Qardho

Posted on April 11, 2022April 11, 2022 by News Office

Golaha degaanka cusub ee degmada Qardho oo ku soo baxay doorashadii qof iyo cod ee dhacday 25 October 2021 ayaa… Sii akhri

Shil ka dhacay nawaaxiga kantaroolka waqooyi ee Garoowe

Posted on April 11, 2022April 11, 2022 by News Office

Shil khasaara dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay nawaaxiga kantarool waqooyi ee caasimadda Garoowe. Sawirro laga soo qaaday goobta… Sii akhri

Qiimaha tigidhada loogu safro hawada sare oo gaaray $55 milyan oo dollar

Posted on April 11, 2022April 11, 2022 by News Office

Dayax-gacmeedka SpaceX Falcon 9 ayaa maalmo ka hor si nabad ah ugu xirtay saldhiga hawada sare. Dayax-gacmeedkan ayay ku qaadatay… Sii akhri

Booliiska Soomaaliya oo xabsiga dhigay Ciidamo ku dagaallamay magaalada Marka

Posted on April 11, 2022April 11, 2022 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaaliya ayaa shaaciyay in gacanta lagu dhigay askar ka wada tirsan ciidamada dowladda oo shalay israsaaseyn dad… Sii akhri

Dagaal culus oo ka socda degmada Diinsoor

Posted on April 11, 2022April 11, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka dagaal culus ka socdo  degmada Diinsoor. Dagaalka ayaa sida la sheegayo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close