Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Diiwaangelinta Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maalintii labaad socota

Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii labaad Xarunta Aqalka sare ka wada Diiwaangelinta Musharaxiinta u tartamaya Madaxweynaha… Sii akhri

Posted on May 9, 2022May 9, 2022 by News Office

Madaxweyne Syria oo la kulmay hoggaamiyaha sare ee Iran

Posted on May 9, 2022May 9, 2022 by News Office

Madaxweynaha waddanka Syria Bashar Al-assad oo booqday dalka Iran ayaa kulan gaar ah la yeeshay hoggaamiyaha sare ee dalkaas Ayatollaha… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay in uu mar kale u tartamayo xilka Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 9, 2022May 9, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Caawa ku dhaqaaqay in uu mar kale u tartamayo xilka Madaxweynaha Soomaaliya.… Sii akhri

Diiwaangelinta musharrixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo goor ka bilaabaneysa Muqdisho

Posted on May 8, 2022May 8, 2022 by News Office

Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow  ka bilaabanaya diiwaangelinta iyo lacag qabashada musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Guddiga isku-dhafka ah… Sii akhri

Dumarkii iyo caruurtii oo laga soo wada saaray magaalada Mariupol ee dalka Ukraine

Posted on May 8, 2022May 8, 2022 by News Office

Dhammaan dumarkii, caruurtii iyo dadkii da’da ahaa ayaa laga daad gureeyey warshadda birta ee magaalada Mariupol oo ay in muddo… Sii akhri

Hay’adda Human Rights Watch oo baaq u jeedisay dowladda Iran

Posted on May 8, 2022May 8, 2022 by News Office

Dowladda Iran ayaa xirtay ku dhawaad 40 macallin oo dalka oo dhan laga soo qabqabtay ilaa 1dii bisha May, sida… Sii akhri

Madaxweynaha Ukraine oo ka hadlay Ciidamada ku go’doonsan Mariupol

Posted on May 7, 2022May 7, 2022 by News Office

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in ay socdaan dadaallo diblumaasiyadeed oo lagu badbaadinayo dagaalyahannada ku go’doonsan warshadda birta ee… Sii akhri

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka dalka imaaraadka ee Soomaaliya

Posted on May 7, 2022May 7, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Mohamed Ahmed… Sii akhri

Cabdixakiin Dhooba-daareed oo si adag uga digay shirqool uu sheegay in ay wado Somaliland

Posted on May 7, 2022May 7, 2022 by News Office

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Dhooba-daareed ayaa si adag uga digay shir la sheegay in uu ka dhacayo magaalada… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo codsi u dirtay hay’adda lacagta adduunka ee IMF

Posted on May 7, 2022May 7, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmiya uga codsatay hay’adda lacagta adduunka ee IMF in ay dib u dhigto barnaamijka ay dib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close