Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo hal Milyan oo Dollar ku bixinaysa Gurmadka Abaaraha

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha gurmadka Abaaraha oo ah Shir loogu… Sii akhri

Posted on July 15, 2022July 15, 2022 by News Office

Puntland oo ka hadashay maxaabiis dil ku xukuman oo ka baxsaday xabsi gaar ah

Posted on July 14, 2022July 14, 2022 by News Office

Puntland ayaa markii u horraysay si kooban uga warbixisay maxaabiis dil ku xukuman oo saaka ka baxsaday xabsi ku yaalla… Sii akhri

Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo dhaqaale la’aan lala sixi waayay

Posted on July 14, 2022July 14, 2022 by News Office

Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland ayaa lala sixi la’yahay dhaqaale la’aan soo wajahday kadib markii dhammaan hay’adihii dhaqaalaha ku bixin… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Garoowe

Posted on July 14, 2022July 14, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka soo laabtay safarkiisi dibadda ayaa  maanta soo gaaray  magaalada Garoowe ee caasimadda… Sii akhri

Maxaabiis dil ku xukuman kadib markii Al-shabaabnimo lagu helay oo ka baxsaday Puntland

Posted on July 14, 2022July 14, 2022 by News Office

Warbaahinta Puntland Post ayaa xog dhammaystiran ka raadisay warar saacadihii u danbeeyay lagu qoray baraha bulshada, oo sheegaya in maxaabiis… Sii akhri

Madaxda Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo hortagay Baarlamanka

Posted on July 14, 2022July 14, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 20-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Fadhiga… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo maanta ku wajahan Garoowe

Posted on July 14, 2022July 14, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku wajahan caasimadda Garoowe kadib markii uu ka soo laabtay safarkii waddanka… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya wasaaradda Waxbarashada

Posted on July 14, 2022July 14, 2022 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa maanta la xisaabtamaya mas’uuliyiinta ugu sarraysa wasaaradda Waxbarashada Puntland. Madaxda wasaaradda Waxbarashada oo uu hoggaaminayo wasiir… Sii akhri

Madaxweynaha Maraykanka oo booqdanaya Bariga dhexe

Posted on July 13, 2022July 13, 2022 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta gaaray Israel isaga oo billaabay safar muhiimad sare leh oo uu ku bixinayo Bariga… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Puntland ee TPEC oo saaka hor-tegaya Baarlamanka Puntland

Posted on July 13, 2022July 13, 2022 by News Office

Fadhiga 19-aad ee Kal-fadhiga 50-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in uu saaka furmo kadib markii Xildhibaannadu ka soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close