Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

23,768 arday oo saaka u fariistay Imtixaanka shahaadiga ah 33 degmo oo ka tirsan Puntland

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Gebiley ayaa saaka si rasmi ah Garoowe uga daah-furay Imtixaankii shahaadiga ahaa,… Sii akhri

Posted on May 24, 2025May 24, 2025 by News Office

Maxamed Cabdiraxmaan Faroole: Villa Somalia waxay ku dhawaaqday jidkii mudda kororsi sharci-darro ah

Posted on May 23, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in urur siyaasadeedkii dhawaan Villa Somalia ku dhawaaqday ee la baxay Caddaaladda iyo Wadajirka uu ahaa… Sii akhri

Go’aanno laga soo saaray degmada Eyl ee Gobolka Nugaal oo Hubka laga mamnuucay

Posted on May 22, 2025 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland, maamulka degmada iyo waxgaradka degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa go’aamo ka soo saaray shirar… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo xalay booqday dekedda Boosaaso oo ay ka dhoofayeen in ka badan 80 kun oo neef

Posted on May 22, 2025 by News Office

Mas’uuliyiinta ka tirsan Xukuumadda Puntland oo ku sugan Boosaaso ayaa xalay booqday dekedda Boosaaso, oo ay ka dhoofayeen xoolo loo… Sii akhri

Xildhibaan Dhaashane: Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland

Posted on May 21, 2025May 21, 2025 by News Office

Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay un siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolka Mudug oo horay Puntland… Sii akhri

Puntland oo ciidanka PSF ku eedaysay dilalkii iyo madax-jebiskii ka dhici jiray magaalada Gaalkacyo

Posted on May 21, 2025May 21, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Shiikh Cali (Jifo-jabsade) oo maanta hadal ka jeediyay magaalada Gaalkacyo ayaa ciidanka PSF ku… Sii akhri

Puntland oo soo saartay go’aanno ku saabsan xakamaynta xiisad ka taagan degaan ka tirsan gobolka Mudug

Posted on May 21, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo xal u raadinaysa xiisad ka taagan degaanka Xero-jaalle oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa soo saartay go’aanno… Sii akhri

Dowladda Mareykanka oo soo bandhigtay muuqaalka xubno Daacish ah oo ay toos u duqeynayso

Posted on May 21, 2025 by News Office

Dowladda Maraykanka oo muuqaal kooban baahisay ayaa soo bandhigtay khasaarihii ka dhashay duqeyn xooggan oo ay maalmo ka hor ka… Sii akhri

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi

Posted on May 20, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, halkaasi oo uu shir deg deg ah… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ku dilay horjoogihii Daacish u qaabilsanaa xiriirka dibadda iyo keenista ajaanibta

Posted on May 20, 2025May 20, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo Khamiistii 15-kii bishan May hawlgal cir iyo dhul ah ka fuliyay degaanka Gurya-samo ee buuraha Calmiskaad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close