Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul wasaare Xamse oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u… Sii akhri

Posted on November 23, 2022November 23, 2022 by News Office

Guddiga Dhaqaalaha Baarlamanka Puntland oo la kulmay Wasiirka Maaliyada

Posted on November 23, 2022November 23, 2022 by News Office

Guddiga maaliyadda, dhaqaalaha & xisaabaadka Golaha Wakiilladda DPL ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda. Guddiga oo akhriskii 2-aad ku… Sii akhri

Khasaaraha ka dhashay dhul gariir ka dhacay dalka Turkiga

Posted on November 23, 2022November 23, 2022 by News Office

Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.1 ayaa ku dhuftay Waqooyi Galbeed dalka Turkiga saacadihii hore ee Arbacada maanta ah, waxaana ku… Sii akhri

Boqorka dalka Morocco oo marti-qaad u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on November 23, 2022November 23, 2022 by News Office

Boqorka dalka Morocco ayaa marti-qaad u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Wakaaladda Rasmiga ah ee Wararka u faafisa… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Maraykanka oo soo saartay go’aan ka dhan ah Donald Trump

Posted on November 23, 2022November 23, 2022 by News Office

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa shalay oggolaatay, in dukumintiyada canshuur-celinta madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump lagu wareejiyo guddi ka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Dekedda Muqdisho

Posted on November 23, 2022November 23, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Dekadda Muqdisho ayaa adkeeyay muhiimadda dardargelinta hawlaha shaqo ee Dekadda… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Qatar

Posted on November 22, 2022November 22, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka… Sii akhri

Wasiirka Arimaha dibadda Soonaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka Qatar

Posted on November 22, 2022November 22, 2022 by News Office

Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliye Abshir Omar Huruse ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Cusub ee dalka Qatar.… Sii akhri

Iska hor-imaad khasaare dhaliyay oo dhexmaray Puntland iyo Somaliland

Posted on November 22, 2022November 22, 2022 by News Office

Xiisad dagaal oo u dhexaysa Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa ka taagan degaanka Qararro oo ka tirsan Gobolka Cayn. Wararku… Sii akhri

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay Safiirka UAE

Posted on November 22, 2022November 22, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu kulan isbarasho iyo soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close