Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Beesha Warsangeli oo Puntland ka dalbatay jawaab deg deg ah oo ku saabsan dilkii Caaqil Cumar Cabdillaahi Cabdi

Odayaasha dhaqanka, Aqoonyahan iyo Culimada Beesha Warsangeli oo bayaan wadajir ah soo saaray ayaa ka dalbaday Xukuumadda Puntland in ay… Sii akhri

Posted on September 17, 2025 by News Office

Maamulka Waqooyi Bari oo Xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay colaad ka hurinayso Gobolka Sool

Posted on September 17, 2025September 17, 2025 by News Office

Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaliya oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa ku eedaysay Xukuumadda Somaliland abaabul iyo dhaq dhaqaaq colaadeed oo… Sii akhri

Duqa cusub ee degmada Gaalkacyo dhinaca Puntland oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

Posted on September 16, 2025September 16, 2025 by News Office

Duqa cusub ee degmada Gaalkacyo Xuseen Cabdinuur Maxamed ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay, kaddib munaasabad ka dhacday… Sii akhri

Ganacsade caan ah oo saaka suuqa magaalada Gaalkacyo lagu dilay

Posted on September 16, 2025September 16, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya in saaka bartamaha suuqa magaalada lagu dilay ganacsade caanka ahaa degaanka, kaddib markii aano… Sii akhri

Shir weyne ku saabsan xal u helidda Khamriga Xargaha goostay iyo dilalka oo saaka Garoowe ka furmaya

Posted on September 16, 2025 by News Office

Shir weyne ku saabsan xal u raadinta Maandooriyaha Khamriga iyo dilalka ku soo badanaya magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in… Sii akhri

Muddaharaad ka dhashay dilkii caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi oo ka socda degaanno ka tirsan Gobolka Sanaag

Posted on September 15, 2025September 15, 2025 by News Office

Muddaharaad ka dhan ah xukuumadda Puntland oo shalay ka bilowday degaanka Ceelbuh ee Gobolka Sanaag kaddib markii duqeyn lagu dilay… Sii akhri

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo shir siyaasadeed la yeeshay mas’uuliyiinta dalka Imaaraadka Carabta

Posted on September 15, 2025 by News Office

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo ku sugan magaalada Abu-dhabi ee waddanka Imaaraadka Carabta ayaa sida wararku sheegayaan shir wadajir ah… Sii akhri

Puntland: Xuseen Cabdi Maxamed Dambalaas oo maanta loo doortay duqa cusub ee degmada Gaalkacyo

Posted on September 14, 2025September 14, 2025 by News Office

Xildhibaan Xuseen Cabdi Maxamed (Dambalaas) ayaa maanta loo doortay duqa cusub ee degmada Gaalkacyo, kaddib markii uu wareegii labaad ee… Sii akhri

Puntland oo bilowday baaritaan rasmi ah oo ku saabsan duqeyntii lagu dilay caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi

Posted on September 14, 2025September 15, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay bilowday baaritaan rasmi ah oo ku saabsan duqeyntii lagu dilay marxuum caaqil Cumar Cabdullaahi… Sii akhri

Puntland oo xaqiijisay in mar kale Madaxweyne Deni uu u tartamayo Xilka Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on September 14, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa xaqiijisay in mar kale Madaxweyne Deni uu raadinayo xilka Madaxweynaha Soomaaliya, doorashada soo socota, islamarkaana waxay ololihiisa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close