Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo ku dhawaaqday in uu guul ku soo dhammaaday wejigii saddexaad ee Hawlgalka Calmiskaad

Dowladda Puntland oo bayaan kooban soo saartay ayaa ku dhawaaqday in uu si guul ah ku soo dhammaaday wejigii saddexaad… Sii akhri

Posted on May 31, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo saaka Daacish kala wareegay Taliskii weynaa ee Ceelka Miraale

Posted on May 31, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo aroornimadii hore ee saaka qaaday weerar dhawr jiho ah ayaa guud ahaan gacanta ku dhigay Taliskii… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo xalay Boosaaso ku qabtay eedaysane loo haysto in uu ka tirsan yahay firxadkii Daacish

Posted on May 31, 2025 by News Office

Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa xalay magaalada Boosaaso ku qabtay eedaysane loo haysto in uu ka tirsan yahay firxadkii mileeshiyaadka argagixisada… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo digniin adag u dirtay siyaasiyiinta hubaysan ee ku sugan Garoowe

Posted on May 31, 2025May 31, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa si adag uga hadashay siyaasiyiinta mucaaradka ee hubka iyo gaadiidka dagaalka ku dhex wata magaalada Garoowe ee… Sii akhri

Guuleed Saalax oo baaq deg deg ah oo xakamaynta Tahriibta ku saabsan u diray Xukuumadda Puntland

Posted on May 30, 2025 by News Office

Siyaasi Guuleed Saalax Barre oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa xukuumadda Puntland in ay qaaddo tallaabooyin deg deg ah oo lagu… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo saaka hawlgal xooggan ka wada buuraha Calmiskaad

Posted on May 30, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka hawlgal ciidan ku qaaday aagga Walinsoor ilaaa Il&Cameyra, halkaasi oo lagu sheegay firxad ka tirsan… Sii akhri

Puntland oo baajisay bannaanbax qorshaysnaa in uu berri ka dhaco magaalada Gaalkacyo

Posted on May 29, 2025May 29, 2025 by News Office

Warqad ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dhinaca Puntland Faysal Shiikh Cali ayaa dib loogu dhigay bannaanbax nabadeed… Sii akhri

Dowladda Puntland oo si rasmi ah u beenisay in ay macdan ka qodayso buuraha silsiladda Golis

Posted on May 29, 2025 by News Office

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi bixiyay ayaa been abuur iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo tacsi ugu tegey Qoyska marxuum Maxamed Siciid Moorgan

Posted on May 29, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa xalay ku booqday cisbitaalka AAR… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ku dilay xubno ka tirsan firxadka Daacish

Posted on May 29, 2025 by News Office

Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaannada Xal iyo Walinsoor ee buuraha Calmiskaad ayaa halkaasi ku dilay xubno ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close