Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Isbedel lama filaan ah oo dhacay saddex maalin ka hor doorashada Turkiga

Musharaxa xisbiga saddexaad Muharrem Ince ayaa Khamiistii isaga haray doorashada aadka la isugu dhow yahay ee madaxweynaha Turkey, taasi oo… Sii akhri

Posted on May 12, 2023May 12, 2023 by News Office

Golaha Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay oo fadhi gaar ah ka yeeshay xaaladda Sudan

Posted on May 12, 2023May 12, 2023 by News Office

Golaha xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi degdeg ah ka yeeshay xaaladda bini’aadanimo ee dalka Sudan, iyaga oo meel… Sii akhri

Fatahaad xooggan oo saamaysay magaalada Beledweyne

Posted on May 11, 2023May 11, 2023 by News Office

Shacabka magaalada Beledweyne ayaa maalintii saddexaad ka barakacaya xaafadaha magaalada oo Fatahaadda Webigu aad u saameysay. Magaalada Beledweyne ayaa lagu… Sii akhri

Saraakiil iyo ciidamo ka goostay Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Laascaanood

Posted on May 11, 2023May 11, 2023 by News Office

Abbaan-duulihii Qeybta 7aad ee ciidamada Somaliland oo dhawaan la magacaabay iyo ciidan uu hogaaminayo ayaa ka goostay Somaliland. Waxa ay… Sii akhri

Maraykanka oo u hanjabay Muhaajiriinta ku sugan Xuduudka Maraykanka iyo Mexico

Posted on May 11, 2023May 11, 2023 by News Office

Xoghayaha Amniga gudaha ee Maraykanka Alejandro Mayorkas ayaa arbacadii ballanqaaday in ay kala eryi doonaan inta badan kumanaanka muhaajiriinta ah… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo si adag ugu jawaabay ra’iisul wasaare Xamse

Posted on May 10, 2023May 10, 2023 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay in marna aysan dadka reer SSC garab istaag ka… Sii akhri

Mas’uul ka tirsanaa Somaliland oo gaadiid dagaal ula goostay SSC-khaatumo

Posted on May 10, 2023May 10, 2023 by News Office

Guddoomiyihii Waxbarashada Gobolka Sool u qaabilsanaa Somaliland mudane Daahir Maxamed Axmed ayaa sida la xaqiijinayo gaadiid dagaal kala goostay Taliska… Sii akhri

Sacuudi Carabiya iyo Syria oo dib u soo celiyay xiriirkooda

Posted on May 10, 2023May 10, 2023 by News Office

Madaxweynaha Syria Bashar al-Assad ayaa Talaadadii xaqiijiyey dib ugu soo laabashadiisa xeendaabka Carabta kadib markii dalka awoodda badan ee Sacuudi… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kumanaan shacab ah kula hadlay Gaalkacyo

Posted on May 9, 2023May 9, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Galabta Garoonka Kubadda Cagta ee Cawaale Stadium… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo jawaab adag siiyay madaxda dowladda Federaalka iyo hoggaamiyaha Somaliland

Posted on May 9, 2023May 9, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Deni oo galabta fagaare ku yaalla Gaalkacyo kula hadlayay taageerayaasha urur siyaasadeedka xukuumadda ee Kaah ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close