Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dadaallada xal u raadinta xiisadda Garoowe oo bilowday

Wefdi uu hoggaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa xalay lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Islaan Bashiir iyo… Sii akhri

Posted on July 3, 2023July 3, 2023 by News Office

Maraykanka oo qaaday qaar kamid ah Xayiraadihii saarnaa Itoobiya

Posted on July 3, 2023July 3, 2023 by News Office

Mareykanka ayaa ka qaaday qaar ka mid ah xayiraadaha gargaarka ee Itoobiya iyadoo la eegayo horumarka laga gaaray dhanka xuquuqul… Sii akhri

Dagaallo culus oo weli ka socda dalka Suudaan

Posted on July 3, 2023July 3, 2023 by News Office

Dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada Suudaan iyo xoogagga RSF ayaa weli ka socda duleedka waqooyi ee magaalada caasimadda ah… Sii akhri

Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Karkaar oo xilka la wareegay

Posted on July 2, 2023July 2, 2023 by News Office

Taliye ku-xigeenka 1aad Ciidanka Booliska Puntland S/Guuto Caydiid Axmed Nuur ayaa xilkii ukala wareejiyay taliyihii hore ee qaybta gobolka karkaar… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo jawaab kulul ka bixisay xukun ay ku ridday maxkamad ku taalla Kenya

Posted on July 2, 2023July 2, 2023 by News Office

Mas’uul ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay ka hadlay lacag kumanaan ah oo maxkamad ku taal Kenya… Sii akhri

Villa Somalia oo dadaal xooggan gelinaysa in ay wada-hadal la furto xukuumadda Puntland

Posted on July 2, 2023July 2, 2023 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ku bixinaysa in ay si deg deg ah wada-hadal ula furto xukuumadda Puntland, sida… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shir Caalami ah oo ku saabsan xasilinta Dunida

Posted on July 2, 2023July 2, 2023 by News Office

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiimaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay xafladda furitaanka shirka 11-aad ee… Sii akhri

Sirdoonka Maraykanka oo fursad ku helay Ruushka

Posted on July 2, 2023July 2, 2023 by News Office

Dagaalka Ukraine ayaa saamayn xun ku yeeshay hoggaanka Ruushka ee Vladimir Putin, sida uu sheegay madaxa hay’adda sirdoonka Maraykanka ee… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Brazil oo laga mamnuucay Tartanka doorashada ilaa 2030

Posted on July 1, 2023July 1, 2023 by News Office

Guddi garsoorayaal ah ayaa u codeeyay Jimcihii in madaxweynihii hore ee Brazil Jair Bolsonaro uusan u qalmin inuu mar kale… Sii akhri

In ka badan 25 ruux oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay dalka Hindiya

Posted on July 1, 2023July 1, 2023 by News Office

In ka badan 25 ruux ayaa ku geeriyooday gaari bas ah oo shil ku galay kadibna dab qabsaday Gobolka Maharashtra… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close