Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Donald Trump oo shaaciyay in uu filayo in la xiro

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu filayo in lagu soo oogo dacwado la xiriirta weerarkii January 6… Sii akhri

Posted on July 20, 2023July 20, 2023 by News Office

Muddaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay Kenya

Posted on July 19, 2023July 19, 2023 by News Office

Mudaaharaadyadii ay ku baaqeen mucaaraadka ayaa maanta ka dhacay Dalka Kenya, kuwaa oo la sheegay inay sii soconayaan muddo saddex… Sii akhri

Taliye Jimcaale: Puntland Dastuurkeeda in la furo waa ka dagaallanay mana aqbalayno

Posted on July 19, 2023July 19, 2023 by News Office

Taliyaha Ciidanka Danab ee taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka ah S/Guuto Jimcaale Jaamac Takar ayaa mar kale ku celiyay in aysan aqbali… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Laascaanood

Posted on July 19, 2023July 19, 2023 by News Office

Xiisad dagaal iyo abaabul ciidan ayaa mar kale laga dareemaya jiidda Laascaanood. Ciidamada SSC-Khaatumo iyo kuwa Somaliland oo shalay ku… Sii akhri

Kulan ku saabsan Xoojinta Amniga oo Muqdisho lagu qabtay

Posted on July 19, 2023July 19, 2023 by News Office

Xarunta Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad ujeed keedu aheyd doorka bulshada kaga aadan Amniga. Kulanka waxa… Sii akhri

Turkiga iyo Sacuudiga oo kala saxiixday Heshiisyo Taariikhi ah

Posted on July 18, 2023July 18, 2023 by News Office

Turkiga iyo Sacuudi Carabiya ayaa kala saxiixday heshiisyo ka kooban maalgashiga, warshadaha difaaca, tamarta iyo isgaarsiinta. Dhowr qandaraas, oo uu… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo Xarigga ka jaray Xarunta Kaydka Daawada Soomaaliya

Posted on July 18, 2023July 18, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Keydka Daawada Soomaaliya, taas… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Jubaland iyo wefdi uu hoggaaminayo oo maanta ku wajahan Gobolka Gedo

Posted on July 18, 2023July 18, 2023 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan Gobolka Gedo. Madaxweyne ku xigeenka… Sii akhri

Khamriilayaasha hubaysan oo aad looga cabanayo gudaha Puntland

Posted on July 18, 2023July 18, 2023 by News Office

Magaalooyinka Puntland ayaa aad looga cabanaya kooxaha hubaysan ee lala xiriirinayo maandooriyaha Khamriga. Kooxahan oo ku lebbisan tuutaha ciidamada dowladda… Sii akhri

Madaxweyne Biden oo marti qaaday u fidiyay Ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu

Posted on July 18, 2023July 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Isniintii marti-qaad rasmi ah u diray ra’iisal wasaaraha dalka Israaiil Benjamin Netanyahu, si uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close