Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Sacuudi Carabiya

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudi Carabiya… Sii akhri

Posted on August 4, 2023August 4, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay safiirka dowladda Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya

Posted on August 3, 2023August 3, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay safiirka dowladda Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedyo kala duwan

Posted on August 3, 2023August 3, 2023 by News Office

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Puntland oo sheegay in odayaasha dhaqanka siyaasadda laga saaro

Posted on August 3, 2023August 3, 2023 by News Office

Wasiirka Caddaaladda Puntland Maxamed Cabdiwahaab ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka u baahan yihiin in siyaasadda laga saaro. Wasiirka ayaa tilmaamay… Sii akhri

Ciidamo ka tirsan Puntland oo xalay gadood ka sameeyay magaalada Garoowe

Posted on August 3, 2023August 3, 2023 by News Office

Ciidanka loo yaqaan Goodirka oo ka tirsan Booliska Puntland ayaa xalay gadood ka sameeyay gudaha caasimadda Garoowe. Wararka ayaa sheegaya… Sii akhri

Toogasho ka dhacday Qunsuliyadda Sweden ku leedahay Turkiga

Posted on August 2, 2023August 2, 2023 by News Office

Shaqaale Turkish ah, oo ka howlgalayey qunsuliyad sharafeed ay Sweden ku leedahay magaalada Izmir ee galbeedka Turkey ayaa lagu toogtay,… Sii akhri

Dagaallo ka qarxay Gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya

Posted on August 2, 2023August 2, 2023 by News Office

Dagaallo ayaa dib uga qarxay gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya , kaaso u dhaxeeya militariga Itoobiya iyo jabhadda hubeysan ee… Sii akhri

Madaxweyne Deni “Doorashada Puntland waxay ku dhacaysaa wakhtigeeda 8 Jan”

Posted on August 2, 2023August 2, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Deni ayaa markii u horraysay waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka laga faafiyay ee ku saabsan… Sii akhri

Jaamac Yaasiin Warsame oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha dhexe ee SSC-Khaatumo

Posted on August 1, 2023August 1, 2023 by News Office

Magaalada Laascaanood waxaa Maanta lagu doortay Shir-guddoonka Golaha dhexe ee Maamulka SSC-Khaatumo. Guddoomiyaha Golaha dhexe ee SSC-Khaatumo waxa u tartamay… Sii akhri

Munaasabadda As-aaskii Puntland oo si weyn looga xusay Garoowe

Posted on August 1, 2023August 1, 2023 by News Office

Munaasabadda Kowda Agoosto ee Xuska As-aaskii Puntland ayaa maanta si weyn looga xusay magaalada Garoowe. Munaasabadda waxa ka qayb galay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close