Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

War-murtiyeed laga soo saaray shir Maaliyadeed oo Muqdisho lagu qabtay

Shir mudda laba cisho ah u socday Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa… Sii akhri

Posted on August 14, 2023August 14, 2023 by News Office

Dowladda Ukraine oo soo riday diyaarado uu Ruushku adeegsanayay

Posted on August 14, 2023August 14, 2023 by News Office

Masuuliyiinta dalka Ukraine ayaa sheegay in duqayn dhinaca cirka ah uu Ruushku la beegsadeen dekeda ku taala koonfurta magaalada Odesa… Sii akhri

Urur siyaasadeedka Mideeye oo si adag ugu jawaabay madaxweynaha Puntland

Posted on August 14, 2023August 14, 2023 by News Office

Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa jawaab ka bixiyay baaq uu dhawaan jeediyay madaxweynaha Puntland Siciid Deni kaas oo ahaa in Mideeye… Sii akhri

Qarax weyn oo gilgilay xarun lagu keydiyo gantaalaha oo ku taalla Suuriya

Posted on August 14, 2023August 14, 2023 by News Office

Qarax weyn ayaa laga maqlay keydka gantaallada maleeshiyaad taabacsan Iiraan ay ku leeyihiin bariga caasimadda Suuriya ee Dimishiq sida laga… Sii akhri

Israa’iil oo diiday ergeyga cusub ee Sacuudiga u qaabilsan Falastiiniyiinta

Posted on August 13, 2023August 13, 2023 by News Office

Israa’iil ayaa maanta oo Axad ah meesha ka saartay in xafiis dublamaasiyadeed uu magaalada Quddus ku yeesho ergayga cusub ee… Sii akhri

Puntland: Ciidamo gadoodsan oo xalay qabsaday kastamka degmada Xarfo

Posted on August 13, 2023August 13, 2023 by News Office

Ciidamo ka tirsan Puntland oo gadoodsan ayaa xalay qabsaday kastamka degmada Xarfo ee Gobolka Mudug. Ciidamada oo ka gadoodsan mushaar… Sii akhri

Dagaal mar kale saaka ka bilowday jiidda Laascaanood

Posted on August 13, 2023August 13, 2023 by News Office

Dagaal ayaa mar kale saaka ka socda jihooyin kamid ah  furimaha dagaalka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalka ayaa… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay Xasilinta degaannadii laga xoreeyay Argagixisada

Posted on August 13, 2023August 13, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo baaq u jeediyay urur siyaasadeedka Mideeye

Posted on August 12, 2023August 12, 2023 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa ugu baaqay urur siyaasadeedka Mideeye in uu dib ugu soo noqdo hannaanka doorashooyinka qof iyo cod… Sii akhri

Cabdiweli Gaas oo taageeray maamulka cusub ee loo doortay SSC-khaatumo

Posted on August 12, 2023August 12, 2023 by News Office

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa soo dhaweeyay maamulka cusub ee loo doortay SSC-khaatumo. Dr. Cabdiweli Gaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close