Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Anthony Blinken oo booqasho aan hore loo shaacin ku tegay caasimadda Ukraine

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay magaalada Kyiv ee caasimadda… Sii akhri

Posted on September 6, 2023September 6, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Hoggaanka Rugta Ganacsiga dalka Qatar

Posted on September 6, 2023September 6, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya ahmiyadda uu dalka u leeyahay maalgashiga shisheeye, ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh “Xilliyada dagaalka ayaa la kala bartaa dadka”

Posted on September 6, 2023September 6, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay xilliyada dagaalka in la kala barto dadka, gaar ahaan madaxda, saraakiisha iyo… Sii akhri

Dowladaha Iran iyo Sacuudi Carabiya oo safiiro is dhaafsaday

Posted on September 6, 2023September 6, 2023 by News Office

Safiirka Sacuudi Carabiya ee Iran ayaa Talaadadii gaaray Jamhuuriyadda Islaamiga ah, halka dhiggiisa uu ka degay Riyadh, taasi oo adkeysay… Sii akhri

Soomaaliya oo dowladda Qatar ka dalbatay in ay ku gacansiiso La-dagaallanka Argagixisada

Posted on September 5, 2023September 5, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta kulan… Sii akhri

Taliska Muuse Biixi oo degmada Oog ka wada Abaabulka Colaad Qabiil

Posted on September 5, 2023September 5, 2023 by News Office

Abaabulka dagaal ee maalmahan ka socda degmada Oog ayaa ku sii durkaya hurinta colaad beeleed hubaysan. Wararka ayaa sheegaya in… Sii akhri

Hoggaamiyaha Inqilaabka ku qabsaday dalka Gabon oo xilka loo dhaariyay

Posted on September 5, 2023September 5, 2023 by News Office

Waxaa Isniintii xilka loo dhaariyey General Brice Olingui Nguema oo ah hoggaamiyaha cusub ee awoodda dalka Gabon kula wareegay inqilaabka,… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo Maanta ansixiyay Xubnaha Guddiga Doorashooyinka PEC

Posted on September 5, 2023September 5, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil,  oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye… Sii akhri

Fanaankii Soomaaliyeed ee Axmed Naaji Sacad oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska

Posted on September 5, 2023September 5, 2023 by News Office

Waxaa magaalada London ee carriga dalka UK ku geeriyooday fanaankii weynaa, Allah ha u naxariistee Axmed Naaji Sacad. Madaxweynaha Soomaaliya… Sii akhri

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo bishan u safraya Ruushka

Posted on September 5, 2023September 5, 2023 by News Office

Sida uu sheegay sarkaal Mareykan ah, hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi , Kim Jong Un ayaa qorsheynaya inuu bishan u safro Ruushka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close