Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maraykanka oo Iran u fasaxaya 6 bilyan oo dollar si ay ugu sii dayso muwaadiniin

Dawladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabo ay ugu gogol-xaarayso in la sii daayo shan muwaadin oo u dhashay dalka Maraykanka kuwaas… Sii akhri

Posted on September 12, 2023September 12, 2023 by News Office

Maxkamadda sare ee Puntland oo hakisay xubin ka tirsan guddiga doorashooyinka ee PEC

Posted on September 11, 2023September 11, 2023 by News Office

Maxkamadda sare ee dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba hakisay xubin ka tirsan guddiga doorashooyinka PEC ee dhawaan la ansixiyay. Go’aan… Sii akhri

Mas’uuliyiin ku dhintay qarax ka dhacay Ceelgaras oo ay la wareegeen ciidamada dowladda

Posted on September 11, 2023September 11, 2023 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada qaranka iyo shacab hubeysan ay qabsadeen magaalada Ceelgaras ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo horey… Sii akhri

Horjooge ka tirsanaa Alshabaab oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo

Posted on September 11, 2023September 11, 2023 by News Office

Laamaha Amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa gacanta ku dhigay Cumar Maxamed Ismaaciil oo ka tirsanaa madaxda kooxaha argagixisada ah… Sii akhri

Sirdoonka Israel oo wacad ku maray in ay weerar ku yihiin caasimadda Iran

Posted on September 11, 2023September 11, 2023 by News Office

Madaxa hay’adda sirdoonka Israel ee Mossad ayaa ku dhawaaqay in Israel ay diyaar u tahay inay weerarto magaalada Tehran si… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee Khasaaraha duqayn ka dhacday Caasimadda Suudaan

Posted on September 10, 2023September 10, 2023 by News Office

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay tobannaan kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar cirka ah oo maanta ka dhacay… Sii akhri

Xil. Cabdiqani Dhaashane oo isaga baxay xisbiga Xukuumadda Puntland ee KAAH

Posted on September 10, 2023September 10, 2023 by News Office

Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane oo ka tirsan Baarlamanka dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba isaga baxay xisbiga xukuumadda ee KAAH. Qoraal… Sii akhri

Dabley hubaysan oo xalay nin dhaqtar ah ku dilay magaalada Gaalkacyo

Posted on September 10, 2023September 10, 2023 by News Office

Dabley hubaysan ayaa xalay waqooyiga Gaalkacyo ku dilay Alle ha u naxariistee Dr. Sakariye Cabdi Jaamac oo kamid ahaa dhaqaatiirta… Sii akhri

Tirada dadka ku dhintay dhul-gariirka Morocco oo kor u dhaafay 800 oo ruux

Posted on September 9, 2023September 9, 2023 by News Office

Tirada dadka ku dhintay dhul-gariir cabirkiisu ahaa 7.2 magnitude oo gilgilay qeybo ka mid ah dalka Morocco ee Waqooyiga Africa… Sii akhri

Somaliland oo ciidamo soo dhoobtay duleedka degmada Yeyle oo ka tirsan Gobolka Sool

Posted on September 9, 2023September 9, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Yeyle oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa sheegaya in Somaliland ciidamo soo dhoobtay duleedka degmadaasi. Ciidamada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close