Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo maxkamad saartay shabakado argagixiso ah oo ay ku jiraan amiiro iyo horjoogayaal

Dowladda Puntland ayaa shalay maxkamad saartay 19 xubnood oo isugu jira argagixisada Daacish iyo AS. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee… Sii akhri

Posted on September 17, 2023September 17, 2023 by News Office

Ciidamada SSC-Khaatumo oo isku fidiyay dhoodida Gobolka Sool

Posted on September 17, 2023September 17, 2023 by News Office

Cutubyo aad u hubaysan oo ka tirsan ciidamada dowlad goboleedka SSC-Khaatumo ayaa saaka isku fidiyay dhulka dhoodida ah ee Gobolka… Sii akhri

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo Alshabaab kala wareegay magaalooyinka Qaycad iyo Bacaadweyn

Posted on September 17, 2023September 17, 2023 by News Office

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay weheliyaan ciidamada Galmudug iyo kuwa degaanka ayaa maleeshiyaadka AS kala wareegay degaannadii u danbeeyay ee… Sii akhri

Dab xooggan oo qabsaday suuqii magaaladaTog-wajaale ee Somaliland

Posted on September 16, 2023September 16, 2023 by News Office

Suuqii ganacsi ee ugu waynaa Somaliland ee Tog-Wajaale ayaa goor dhawayd dab xooggan qabsaday Dabka ayaa wararku sheegayaan in uu… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka TPEC oo go’aan ka soo saaray khilaaf hareeyay xisbiga shaqaaalaha Puntland

Posted on September 16, 2023September 16, 2023 by News Office

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa go’aan ka soo saaray dacwad la xiriirta cidda rasmiga u ah guddoomiyaha xisbiga… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo doonaya in ay mudda kordhin u sameeyaan dowladda

Posted on September 16, 2023September 16, 2023 by News Office

Warar hoose ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan tirada xildhibaannada Puntland ee u ololaynaya in mudda kordhin loo sameeyo hay’adaha… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo daah-furay Barnaamijka Kaarka Aqoonsiga dadweynaha

Posted on September 16, 2023September 16, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaaran, qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta… Sii akhri

Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay wakiilka Jubaland u qaabilsan dalka Kenya

Posted on September 16, 2023September 16, 2023 by News Office

Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si rasmi ah u magacaabay wakiilka Jubaland u qaabilsan dalka Kenya. Dikreeto ka… Sii akhri

Iphone 12 oo lagu sheegay shucaac aad u sarreeya oo halis ah

Posted on September 15, 2023September 15, 2023 by News Office

Hay’ad dowli ah oo Faransiis ah ayaa ku amartay shirkadda Apple inay suuqyada Faransiiska ka saarto ama kala baxdo telefoonada… Sii akhri

Xildhibaanno ku dhaawacmay qarax lagu weeraray goob uu ku sugnaa Madaxweynaha Galmudug

Posted on September 15, 2023September 15, 2023 by News Office

Baabuur uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa degaaada Wisil iyo Bacaadweyne ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close