Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Puntland oo booqanaya Laascaanood iyo jiidda Oog

Madaxweyne Siciid Deni ayaa la filaya in uu bilowga Todobaadkan dib ugu laabto Puntland kadib in ka badan 45 cisho… Sii akhri

Posted on September 30, 2023September 30, 2023 by News Office

UNHCR oo warbixin ka soo saartay tirada muhaajiriinta sanadkan ku dhintay badda Meditareeniyaanka

Posted on September 30, 2023September 30, 2023 by News Office

In ka badan 2,500 oo muhaajiriin ah ayaa dhintay ama la waayey ayaga oo isku dayaya inay badda Meditareeniyaanka uga… Sii akhri

Maraykanka oo 5 milyan oo Dollar dul-dhigay Madaxa Abuukar Cali Aadan oo ka tirsan kooxda AS

Posted on September 29, 2023September 29, 2023 by News Office

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in lacag dhan 5 milyan oo dollar ay ku  abaalmarineyso qof  kasta… Sii akhri

Sirdoonka Soomaaliya oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan in uu Hubka iyo walxaha Qarxa Dibada uga soo iibin jiray Alshabaab

Posted on September 29, 2023September 29, 2023 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa gacanta ku dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh (Saki) oo ku eedaysan in… Sii akhri

Dalalka ku midaysan Hawlgalka ATMIS oo taageeray Codsigii Soomaaliya

Posted on September 29, 2023September 29, 2023 by News Office

Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsigii madaxwenaha Soomaaliya ee ahaa… Sii akhri

Puntland oo gacanta ku dhigtay xubin ajnabi ah oo ka tirsan Daacish

Posted on September 28, 2023September 28, 2023 by News Office

Ciidanka Booliska dowladda Puntpand ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku dhigaan xubin ajnabi ah oo ka tirsan argagixisada Daacish.… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo shirar hoose Nairobi kula yeeshay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka

Posted on September 28, 2023September 28, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ka dhuuntay wasiiradiisa ku sugan Nairobi ayaa sida wararku xaqiijinayaan keligiis shirar hoose la yeeshay… Sii akhri

Faahfaahinta laba qarax oo ka dhacay Dhuusamareeb

Posted on September 28, 2023September 28, 2023 by News Office

Laba qarax oo baabuur ayaa saaka aroortii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Mid ka mid ah… Sii akhri

Azerbaijan oo gacanta ku dhigtay hoggaamiyihii hore gobolka Nagorno-Karabakh

Posted on September 28, 2023September 28, 2023 by News Office

Ciidamada amniga ee Azerbaijan ayaa Arbacadii sheegay inay xabsiga dhigeen hoggaamiyihii hore ee xukuumadda gooni u goosadka ah ee gobolka… Sii akhri

XOG: Dhinacyada mucaaradka hubaysan ee Puntland oo u midoobaya madaxweyne Deni

Posted on September 27, 2023September 27, 2023 by News Office

Jilib-culusta siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland ayaa isu diyaarinaya, in ay bisha October shir weyne ku yeeshaan magaalada Garoowe. Siyaasiyiinta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close