Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Weriye iyo 10 kamid ah qoyskiisa oo lagu dilay marinka Gaza

Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada weerarrada xagga cirka ah ee ay ku hayaan magaalada Gaza, iyadoo wararku ay sheegayaan in… Sii akhri

Posted on November 3, 2023November 3, 2023 by News Office

Xisbiga Xukuumadda Puntland ee Kaah oo ka horyimid Go’aankii Isimada ee Arrimaha Doorashada

Posted on November 3, 2023November 3, 2023 by News Office

Xisbi siyaasadeedka xukuumadda Puntland ee Kaah ayaa ka horyimid go’aankii qaar kamid ah isimada Puntland ka soo saareen arrimaha doorashada… Sii akhri

Webiga Jubba oo fatahaad xooggan ka sameeyay Gobolka Gedo

Posted on November 3, 2023November 3, 2023 by News Office

Webiga Jubba ayaa fatahaado xoogleh waxa uu weli ka sameeynayaa degaano  iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo, halkaas oo uu… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse “Xamaas maaha urur argagixiso ee waa urur xornima-doon”

Posted on November 2, 2023November 2, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqa Falastiiniyiinta ee Xamaas aanu ahayn urur argagixiso… Sii akhri

War-saxaafadeed: Dowladda Puntland oo ka jawaabtay Go’aankii Isimada ee Arrimaha doorashada

Posted on November 2, 2023November 2, 2023 by News Office

Garoowe: 01 November 2023: Geeddi socodka doorashooyinka dimuqraadiga ah ee Puntland waa mustaqbalka horumarka dowladnimo, amni iyo mid bulsho, Dadka… Sii akhri

Mucaaridka Puntland oo soo dhaweeyay go’aanka Isimada ee arrimaha doorashada 2024

Posted on November 2, 2023November 2, 2023 by News Office

Dallada ay ku midaysan yihiim Mucaaridka Puntland ayaa soo dhaweeyay go’aanka qaar kamid ah isimada dhaqanka ka soo saareen arrimaha… Sii akhri

Qaar kamid ah Isimada Puntland oo go’aanno ka soo saaray doorashada Puntland ee 2024

Posted on November 2, 2023November 2, 2023 by News Office

Qaar kamid ah isimada Puntland oo Garoowe shir uga socday maalmihii la soo dhaafay ayaa go’aanno ka soo saaray arrimaha… Sii akhri

Wasiirkii Caddaalada Israa’iil oo la waashay argagax uu ka qaaday weerarkii Xamaas

Posted on November 1, 2023November 1, 2023 by News Office

Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Wasiirkii Caddaalada ee YH Levniye uu Waashay, Kadib markii uu argagax iyo xanuun maskaxda ah… Sii akhri

Laba ganacsade oo xalay lagu dilay magaalada Dhuusanareeb

Posted on November 1, 2023November 1, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay bartamaha  Dhuusamareeb lagu dilay laba kamid ah ganacsatada magaalada. Dabley hubaysan… Sii akhri

Dowladda Bolivia oo xiriirka u jartay Israa’iil

Posted on November 1, 2023November 1, 2023 by News Office

Dowladda Bolivia ayaa xiriirka rasmiga ah u jartay Israa’iil ,iyadoo laba dal oo kale oo Latin America ah ay u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close