Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamo gaar ah oo xalay u daatay xarunta Baarlamanka Puntland

Cutubyo gaar ah oo ka tirsan Ciidanka PMPF ee dowladda Puntland ayaa xalay saq dhexe la wareegay Xarunta Baarlamanka ee… Sii akhri

Posted on December 17, 2023December 17, 2023 by News Office

Mucaaridka Puntland oo si adag uga horyimid hannaanka loo maamulayo doorashada 2024

Posted on December 16, 2023December 16, 2023 by News Office

Dallada ay ku midaysan yihiin Mucaaridka Puntland ayaa si adag uga horyimid hannaanka Madaxweyne Deni u wado doorashada 2024. Bayaan… Sii akhri

Wasiirka Qorshaynta Puntland oo ka baxay Xisbiga Madaxweyne Deni ee KAAH

Posted on December 16, 2023December 16, 2023 by News Office

Wasiirka Qorshaynta dowladda Puntland Maxamed Siciid Faroole ayaa gebi ahaanba isaga baxay Xisbiga Madaxweyne Deni ee KAAH. Qoraal uu bartiisa… Sii akhri

Maxaa saaka ka socda xarunta Baarlamanka Puntland?

Posted on December 16, 2023December 16, 2023 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Puntland iyo Guddoonka Baarlamanka ayaa saaka shir gaar ah ku ballansan xarunta Baarlamanka. Wasiirka Amniga Puntland… Sii akhri

Qoysas u dhashay Falastiin oo dacwad la xiriirta dagaalka Gasa ku oogaya Maraykanka

Posted on December 16, 2023December 16, 2023 by News Office

Laba qoys oo u dhashay dalka Maraykanka kana soo jeeda Falastiin ayaa waxay dacweeyeen xukuumadda Maraykanka ee uu hoggaamiye madaxweyne… Sii akhri

XOG: Xiisad ka taagan Xarunta Baarlamanka Puntland ee Garoowe

Posted on December 15, 2023December 15, 2023 by News Office

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay dhinacyo kala duwan ayaa sheegaya in khilaaf xooggan uu ka taagan yahay… Sii akhri

Puntland oo dhawaan soo saaraysa go’aanno ku saabsan sugidda Amniga doorashada

Posted on December 15, 2023December 15, 2023 by News Office

Dowladda Puntland ayaa lagu wadaa in ay dhawaan soo saarto go’aanno ku saabsan sugidda Amniga doorashada 2024. Guddiga Amniga doorashada… Sii akhri

Dagaal beeleed culus oo ka socda galbeedka gobolka Sanaag

Posted on December 15, 2023December 15, 2023 by News Office

Dagaal beeleed xooggan ayaa saaka ka socda degaanka Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee galbeedka gobolka Sanaag. Dagaalka… Sii akhri

Dr. Cabdiweli Gaas oo mar kale u sharraxan Madaxweynaha Puntland

Posted on December 14, 2023December 14, 2023 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa mar kale doorkan u tartamaya doorashada Madaxweynaha ee 2024.… Sii akhri

Xulista Baarlamanka cusub oo si xawli ah uga socota Puntland

Posted on December 14, 2023December 14, 2023 by News Office

Xulista xildhibaannada Baarlamanka cusub ayaa si xawli ah uga socota guud ahaan degaannada Puntland. Beelaha kala duwan ee reer Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close