Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddoomiye Abwaan Cabdirashiid oo mar kale xaqiijiyay kursigiisi xildhibaan ee Baarlamanka cusub

Guddoomiyihii golaha Wakiilada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa mar kale xaqiijiyay kursigiisa xildhibaanimo ee Baarlamanka cusub sida ay tilmaamayaan warar… Sii akhri

Posted on December 21, 2023December 21, 2023 by News Office

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo maanta shir deg deg ah isu-gu yeeray Isimada dhaqanka SSC

Posted on December 21, 2023December 21, 2023 by News Office

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa maanta shir deg deg ah isugu yeeray dhammaan isimada dhaqanka SSC. Hoggaamiye… Sii akhri

Qaar kamid ah Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay is-bahaysi cusub

Posted on December 20, 2023December 20, 2023 by News Office

Shan kamid ah musharrixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah magaalada Nairobi kaga dhawaaqay is-bahaysi siyaasadeed… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida marxuumad Khadiija Maxamed Diiriye

Posted on December 20, 2023December 20, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed, qoyska iyo eheladii ay ka… Sii akhri

Wasiirkii Haweenka Soomaaliya oo maanta ku geeriyootay dalka Jabuuti

Posted on December 20, 2023December 20, 2023 by News Office

Alle ha u naxariistee, Wasiirkii Haweenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyootay dalka Jabuuti. War rasmi ah oo ka… Sii akhri

Maraykanka bilaabay barnaamij fududaynaya keenista Qaxooti cusub

Posted on December 20, 2023December 20, 2023 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday barnaamij cusub oo dhanka qaxootiga ah, kaas oo muwaadiniinta Mareykanka u ogolaanaya in ay dalbadaan… Sii akhri

Hay’adda IMF oo dowladda Soomaaliya u ansixisay $100 Milyan oo Doollar

Posted on December 20, 2023December 20, 2023 by News Office

Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ansixisay hannaan cusub oo 3 sano ah oo taageero maaliyadeed oo dhan 100 milyan oo… Sii akhri

PUNSAA iyo guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland oo shirkii u horreeyay maanta yeeshay

Posted on December 19, 2023December 19, 2023 by News Office

Dallada bulshada rayidka Puntland ee PUNSAA iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada 2024 ayaa maanta shirkii u horreeyay yeeshay. Qoraal ka… Sii akhri

Musharrax u taagnaa xilka Madaxweynaha Puntland oo ku geeriyooday Shil gaari

Posted on December 19, 2023December 19, 2023 by News Office

Kamid ah Musharrixiintii u taagnaa Xilka Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa saaka ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Laamiga dheer… Sii akhri

Siciid Deni oo diyaarinaya qaban-qaabadii u danbaysay ee daah-furka ololihisa dib-u-doorashada

Posted on December 19, 2023December 19, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sida wararku sheegayaan qaban-qaabadii u danbaysay ugu jira daah-furka ololihiisa doorashada 2024. Guddi gaar ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close