Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

wararkii u danbeeyay ee xulista xildhibaannada Baarlamanka cusub ee Puntland

In ka badan 60 xubnood ayaa la soo xulay xildhibaannada cusub ee Baarlamanka dowladda Puntland sida aan ka xigannay ilo… Sii akhri

Posted on December 26, 2023December 26, 2023 by News Office

In ka badan 17 kun oo shil oo sannadkan 2023 ka dhacay Puntland

Posted on December 26, 2023December 26, 2023 by News Office

In ka badan 17 kun oo shil ayaa sannadkan 2023 ka dhacay guud ahaan degaannada Puntland, sida uu shaaciyay Taliska… Sii akhri

Wakhtiga qabashada araajida xubnaha cusub ee Baarlamanka Puntland oo hal maalin lagu daray

Posted on December 26, 2023December 26, 2023 by News Office

Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ayaa hal maalin ku daray wakhtiga qabashada araajida shakhsiyaadka raadinaya Baarlamanka. Guddoomiyaha guddiga xallinta Khilaafaadka… Sii akhri

The Impact of Fires in Garowe, Puntland: Mitigating Property Damage and Fatalities

Posted on December 25, 2023December 26, 2023 by News Office

Property damage and loss of life have been the unfortunate consequences of fires occurring at various times in Garowe, the… Sii akhri

Puntland “17-kii xildhibaan ee SSC waxa soo xulaya isimada dhaqanka Khaatumo”

Posted on December 25, 2023December 25, 2023 by News Office

Xukuumadda Madaxweyne Deni ayaa markii u horraysay caddaysay mowqifkeeda go’aankii ka soo baxay odayaasha dhaqanka iyo maamulka SSC-Khaatumo. Wasiirka Caddaalada… Sii akhri

Gudoomiye ku xigeenka Maxkamadda sare ee Puntland oo talooyin sharci ka soo saaray go’aankii SSC

Posted on December 25, 2023December 25, 2023 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda sare ee Puntland Axmed Shiikh Cumar Xasan ayaa talo sharci ka soo saaray go’aankii isimada SSC-Khaatumo… Sii akhri

Musharrax Abshir Cumar Huruuse oo caddeeyay mowqifkiisa go’aankii SSC-khaatumo

Posted on December 25, 2023December 25, 2023 by News Office

Musharrax Madaxweynaha Puntland Abshir Cumar Huruuse ayaa caddeeyay mowqifkiisa arrimaha doorashada 2024 kadib go’aankii SSC-Khaatumo. Bayaan ka soo baxay Musharrax… Sii akhri

Warbixin ku saabsan ka hortagga iyo maaraynta khatarta dabka ee magaalada Garoowe

Posted on December 25, 2023December 25, 2023 by News Office

Dab kacay oo khasaare naf iyo maalba ah sababay ayaa xilliyo duwan laga laga diiwaan-geliyay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.… Sii akhri

Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Puntland oo caddeeyay Mowqifkooda Arrimaha doorashada iyo go’aankii SSC

Posted on December 24, 2023December 24, 2023 by News Office

Musharrixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Puntland oo maanta Shir deg deg ah ku yeeshay Garoowe ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee doorashada Puntland kadib go’aankii SSC-Khaatumo

Posted on December 24, 2023December 24, 2023 by News Office

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in aysan jirin wax isbeddel ah wakhti ah oo ku imaanaya jadwalka doorashada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close