Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Kooxaha wadaadada oo ku milmay ololaha doorashada Puntland

Kooxaha wadaadada ayaa ku milmay ololaha doorashada madaxtinimada dowladda Puntland. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in kooxaha lagu magacaabo… Sii akhri

Posted on January 6, 2024January 6, 2024 by News Office

Habraaca iyo Shuruudaha Doorashada Madaxtooyada Puntland oo la shaaciyay

Posted on January 5, 2024January 5, 2024 by News Office

Guddiga Doorasha Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Saaka la magacaabay ayaa soo saaray Habraaca iyo Shuruudaha Doorashada. Guddiga… Sii akhri

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la magacaabay

Posted on January 5, 2024January 5, 2024 by News Office

Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland. Warqad ka soo baxday… Sii akhri

Madaxweyne Museveni oo si kulul u dhaliilay Reer Galbeedka

Posted on January 5, 2024January 5, 2024 by News Office

Maalmo kadib markii Mareykanka uu Uganda ka saaray barnaamijka gargaarka dhaqaalaha sababo la xiriira xuquuqda aadanaha, ayaa madaxweynaha Uganda waxa… Sii akhri

Labada Guddoomiye ku xigeen ee Baarlamanka Puntland oo la doortay

Posted on January 4, 2024January 4, 2024 by News Office

Doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Puntland ayaa dhammaystirantay kadib markii la doorto Labada Guddoomiye ku xigeen ee Baarlamanka. Guddoomiye ku xigeenka… Sii akhri

Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Siciid oo loo doortay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland

Posted on January 4, 2024January 4, 2024 by News Office

Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa loo doortay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland shanta sano ee soo socota kadib markii ay… Sii akhri

Doorashada Guddoonka Baarlamanka Puntland oo Saaka ka socota Garoowe

Posted on January 4, 2024January 4, 2024 by News Office

Doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Puntland ayaa saaka ka socota magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka waxa u sharraxan… Sii akhri

Siciid Deni oo ku hungoobay is-bahaysi uu ka dalbaday laba musharrax oo saamayn sare leh

Posted on January 4, 2024January 4, 2024 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa ku fashilmay is-bahaysi uu ka raadiyay laba kamid ah Musharrixiinta Mucaaridka ah ee saamaynta sare leh.… Sii akhri

Jimcaale, Muumin iyo Xaashi oo maanta shir qarsoodi ah ka yeelanaya xiisadda ka taagan Garoowe

Posted on January 3, 2024January 3, 2024 by News Office

Saraakiisha Ugu sarraysa Ciidamada dowladda Puntland iyo Taliyaha ugu sarreeya Ciidamada Mucaaridka ayaa maanta shir qarsoodi ah ku yeelanaya goob… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee Doorashada Guddoonka Baarlamanka Puntland

Posted on January 3, 2024January 3, 2024 by News Office

Ololaha Doorashada Guddoonka Baarlamanka ayaa si weyn uga socda magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Puntland ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close