Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Gaalkacyo: Raggii dilay marxuum ganacsade Axmed Tahliil oo gacanta lagu soo dhigay

Mas’uuliyiinta Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in gacanta lagu hayo rag loo haysto dilkii ganacsade Axmed Tahliil Xaaji Aadan.… Sii akhri

Posted on February 16, 2024February 16, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa

Posted on February 16, 2024February 16, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb geli Dona  Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afrika.… Sii akhri

Hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka oo maanta xabsiga ku dhintay

Posted on February 16, 2024February 16, 2024 by News Office

Hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka, Alexey Navalny ayaa maanta la sheegay in uu ku dhintay xabsi uu ku xirnaa. Lama bixin faahfaahin… Sii akhri

Midawga Yurub iyo NATO oo lacagtii ugu badnayd ku bixinaya hawlaha Difaaca

Posted on February 16, 2024February 16, 2024 by News Office

Xoghayaha gaashaanbuurta NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in sannadkani uu yahay, sannadkii ay dalalka Yurub ee xubnaha ka ah isbahaysigu,… Sii akhri

Soomaaliya iyo Maraykanka oo maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad oo dhinaca Tayeynta Ciidamada ah

Posted on February 15, 2024February 15, 2024 by News Office

Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo Mareykanka illaa shan saldhig ciidan uu u dhisayo Ciidanka… Sii akhri

Dabley hubaysan oo nin ganacsade ah saaka ku dilay magaalada Gaalkacyo

Posted on February 15, 2024February 15, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka halkaasi lagu dilay nin ganacsade ah. Dabley… Sii akhri

Toogasho dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday dalka Maraykanka

Posted on February 15, 2024February 15, 2024 by News Office

Hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu dhintay ugu yaraanna ay 22 kale ku dhaawacmeen kaddib marki rasaas oodda loogaga qaaday… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Jubaland

Posted on February 14, 2024February 14, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa Kismaayo… Sii akhri

Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo qabsaday kantaroolka bari ee Garoowe

Posted on February 14, 2024February 14, 2024 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka qabsaday kantaroolka bari ee caasimadda Garoowe. Warar… Sii akhri

Senateka Maraykanka oo ansixiyay $95 bilyan oo la siinayo Israa’iil iyo lab dal oo kale

Posted on February 14, 2024February 14, 2024 by News Office

Aqalka sare ee Senateka ayaa Salaasadii meelmariyey, lacag gargaar ah oo la siinayo Ukraine, Israa’iil iyo Taiwan, waxaana ogolaaday 70… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close