Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil oo sheegay in uu albaabada u laabi doono xafiiska warbaahinta Aljazeera

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa shaaciyay in uu albaabada isugu dhufan doono xafiiska uu Telefishanka Aljazeera ee laga leeyahay… Sii akhri

Posted on April 3, 2024April 3, 2024 by News Office

Dowladda Iran oo hanjabaad iyo digniin culus u jeedisay Israel

Posted on April 3, 2024April 3, 2024 by News Office

Iran ayaa ugu digtay Israel in ay ka aargudan doonto weerar duqeyn ah oo lagu dilay toddoba xubnood oo ka… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Sacuudiga

Posted on April 2, 2024April 2, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Talaado ah gaaray dalka Sacuudiga.… Sii akhri

Israa’iil oo marinka Gaza ku dishay shaqaale ka tirsanaa hay’adaha Gargaarka

Posted on April 2, 2024April 2, 2024 by News Office

Hay’adda gargaarka qaabilsan ee fadhigeedu yahay Mareykanka ee World Central Kitchen ayaa xaqiijisay in toddoba ka tirsanaa shaqaalaheeda ay Israa’iil… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Ergey gaar ah oo u qaabilsan Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada

Posted on April 2, 2024April 2, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Ergey gaar ah oo u qaabilsan Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada. Wareegto… Sii akhri

Bannaanbax ka dhan ah Ra’iisul wasaare Benjamin Natanyahu oo ka dhacay magaalada Qudus

Posted on April 2, 2024April 2, 2024 by News Office

Tobnaan kun oo Israa’iiliyiin ah ayaa ka qeybgalay bannaanbax ka dhacay magaalada Qudus, dibadbaxaas oo noqday kii ugu weynaa ee… Sii akhri

Nin Soomaali ah oo loo magacaabay Ra’iisul wasaare ku xigeenka waddanka Itoobiya

Posted on April 2, 2024April 2, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa u magacaabay Ra’iisul wasaare ku xigeen waddanka Itoobiya siyaasi ka soo jeeda Soomaalida dalkaasi. Ra’iisul… Sii akhri

Itoobiya oo bilowday sahminta dekedda Lamu ee dalka Kenya

Posted on April 1, 2024April 1, 2024 by News Office

Itoobiya ayaa billowday in ay sahmiso dekedda Lamu ee Kenya, halkaa oo ay tageen wefdi darsaya sida ay dekedan iyo… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay Xarardheere iyo Ceeldheer

Posted on April 1, 2024April 1, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tegay magaalooyinka Xarardheere iyo Ceeldheer ee maamul goboleedka Galmudug. Booqashadan ayaa… Sii akhri

Ergeyga Qaramada Midoobey oo sheegtay in dowlad dhiska Soomaaliya halis ku jiro haddaan Puntland laga qayb gelin

Posted on April 1, 2024April 1, 2024 by News Office

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Catrain Laing ayaa sheegtay in Mustaqbalka Soomaaliya uu halis ku jiro,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close