Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Cuba oo ku gacan sayrtay warkii Mareykanku ka soo saaray dhaqaatiirtii lagu haystay Soomaaliya

Dowladda Cuba ayaa ugu gacan sayrtay in aysan ku filneyn bayaan ay Mareykanka dhowaan ka soo saareen xaaladda laba dhaqtar… Sii akhri

Posted on June 14, 2024June 14, 2024 by News Office

Maraykanka oo saxiixay heshiis uu Turkiga kaga iibinayo diyaaradaha dagaalka ee F-16

Posted on June 14, 2024June 14, 2024 by News Office

Turkiga iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday qandaraas Ankara looga iibinayo diyaaradaha dagaalka ee F-16 ka dib markii Washington ay aqbashey… Sii akhri

GAZA: Israel oo duqaymo ka wada marinka Rafah oo raja xumo laga muujinayo Xabbad-joojinta

Posted on June 14, 2024June 14, 2024 by News Office

Ciidanka Israel oo ku hubeysan diyaaradaha dagaalka ayaa weerar ku qaaday marinka Rafah, iyadoo dagaalyahanada Falastiiniyiinta ay la dagaalamayaan ciidamada… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo warbixin ku saabsan bixitaanka ATMIS ka dhageystay Wasaaradda Gaashaandhiga

Posted on June 13, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa Wasaaradda… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay bixinayso magta marxuum Axmed Saxane oo lagu dilay Garoowe

Posted on June 13, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa ballan-qaaday bixinta magta marxuum Axmed Saxane oo dhawaan lagu dilay magaalada Garoowe. Qoraal ka soo baxay wasiirka… Sii akhri

Galmudug oo xabbad-joojin kala dhex dhigtay beelo ku dagaallamay Galgaduud

Posted on June 13, 2024 by News Office

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaanno ka tirsan waqooyiga Gobolka Galgaduud, kuwaas oo maalmo ka hor uu… Sii akhri

Dowladda Puntland oo joojisay qorista iyo ansixinta dhammaan shaqaalaha cusub

Posted on June 12, 2024 by News Office

Dowlada Puntland ayaa joojisay dhamaan qorista, magacaabista, ansixinta iyo wax ka bedelka shaqaalaha Puntland. Amarkaan ayaa kasoo baxay Madaxweyne Siciid… Sii akhri

Xizbullah oo gantaalo is xigxigay ku garaacday waqooyiga Israa’iil

Posted on June 12, 2024 by News Office

Kooxda Xizbullah ee ka dagaalanta dalka Lubnaan ayaa gantaalo is xigxigay ku garaacday waqooyiga Israa’iil, ka dib markii Israa’iil ay… Sii akhri

Taliyaha Sirdoonka Soomaaliya oo shir beeleed kaga qayb galaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

Posted on June 12, 2024 by News Office

Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee (NISA) Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo aay wehliyaan Xildhibaanno iyo siyaasiin ayaa gaaray… Sii akhri

Blinken oo shaaciyay in Netanyahu ay ka go’an tahay fulinta Xabbad-joojinta marinka Gaza

Posted on June 12, 2024 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu dib u xaqiijiyey sida ay uga go’an tahay dhaqan-gelinta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close