Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Bajaajleyda magaalada Gaalkacyo oo ku muddaharaaday dowladda hoose

Darawalada gaadiid Bajaajta ka howlgasha magaalada Gaalkacyo ayaa cabasho ka muujinaya maamulka degmada Gaalkacyo, iyagoo sheegay in lagu soo rogay… Sii akhri

Posted on July 3, 2024July 3, 2024 by News Office

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay mas’uuliyiin uu magacaabay Madaxweyne Deni

Posted on July 3, 2024July 3, 2024 by News Office

Fadhiga maanta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ahaan kii 7-aad ee Kalfadhiga 54-aad ayaa waxaa Goluhu cod aqlabiyad leh ku… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qaramada Nidoobay oo Shir Wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho

Posted on July 3, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa si wadajir ah magaalada Muqdisho ugu qabtay shirka sanadlaha ah ee Guddiga Wadajirka… Sii akhri

In ka badan sagaal boqol oo sarkaal oo ka ruqsaysanaya ciidanka Israa’iil

Posted on July 3, 2024 by News Office

Sagaal boqol oo sarkaal oo ka tirsan ciidanka Israa’iil ayaa ku wargeliyay hoggaanka militariga in aysan doonayn in ay ku… Sii akhri

Hay’adda Amnesty oo ka deyrisay caafimaadka hooyada iyo dhallaanka Soomaaliya

Posted on July 3, 2024July 3, 2024 by News Office

Warbixin ay soo saartay hay’adda u doodda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty, ayaa lagu sheegay, in ay sare u kaceen heerarka… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo gogol nabadeed isugu keenay odayaasha beelihii ku dagaallamay galbeedka Mudug

Posted on July 2, 2024 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo Galmudug ayaa maanta ku guulaystay in ay isu keenaan odayaasha iyo waxgaradka labadii beelood oo… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo maanta ansixiyay Miisaaniyadda Lixda bilood ee ka harsan sannadkan 2024

Posted on July 2, 2024July 2, 2024 by News Office

Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee Lixda bilood ee ka harsan sannadkan 2024. Qoraal ka soo baxay… Sii akhri

Dowladda Itoobiya oo sheegtay in Kulamadii Ankara looga wada hadlay Arrinta Badda ee Soomaaliya

Posted on July 2, 2024July 2, 2024 by News Office

Dowladda Itoobiya ayaa markii u horraysay ka warbixisay Kulamadii Turkigu dhex-dhexaadinayay ee lagu wada-hadal siinayay Soomaaliya iyo Itoobiya. War-saxaafadeed ka… Sii akhri

Baarlamaanka Jubaland oo wax ka beddel ku sameeyay Qodoba kamid ah Dastuurka Maamulkaas

Posted on July 2, 2024July 2, 2024 by News Office

Xildhibaannada Baarlamaanka Jubaland ayaa maanta oo Talaado ah wax ka beddel ku sameeyay qodoba kamid ah Dastuurka Jubaland. Baarlamaanka Jubbaland… Sii akhri

Wada-hadalkii Turkigu ku dhex-dhexaadinayay Soomaaliya iyo Itoobiya oo natiijo la’aan ku soo dhammaaday

Posted on July 2, 2024July 2, 2024 by News Office

Kulamadii u horreeyay ee dowladda Turkigu ku dhex-dhexaadinaysay Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka qabsoomay magaalada Ankara ayaa lagu soo warramayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close