Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Natiijada hordhaca ah ee doorashadii degmooyinka Dangoroyo iyo Godobjiraan oo la shaaciyay

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa shaaciyay natiijada hordhaca ah ee doorashada degmooyinka Dangoroyo iyo Godobjiraan ee gobolka Nugaal. Xisbiga… Sii akhri

Posted on July 24, 2024July 24, 2024 by News Office

Madaxii Ciidanka Ilaalada Qarsoon ee Maraykanka oo xilkii iska casishay

Posted on July 24, 2024July 24, 2024 by News Office

Kimberly Cheatle, oo aheyd madaxa Hey’adda Ciidanka Ilaalada Qarsoonka ee Mareykanka ee loo yaqaanno Secret Service, ayaa iska casishay xilka,… Sii akhri

In ka badan 229 qof oo ku dhintay dhul go’ ka dhacay dalka Itoobiya

Posted on July 24, 2024July 24, 2024 by News Office

Dalka Itoobiya, waxaa korortay tirada dadka ku dhintay laba dhul go’ oo Axaddii iyo Isniintii ka kala dhacay gobolka Koofureed… Sii akhri

Madaxweynaha Kenya oo Wasiirkii Difaaca ka beddelay Aadan Barre Ducaale

Posted on July 23, 2024 by News Office

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa isbeddel ku sameeyay golaha wasiirrada ee dhowaan uu magacaabay , wuxuu isku beddelay Wasiirkii Difaaca… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo farriin u diray dadweynaha codkooda ka dhiibanaya doorashada saddexda degmo

Posted on July 23, 2024July 23, 2024 by News Office

Ku dhawaad 10 saacadood ayay si nabad ah ku socdaan doorashooyinka golayaasha degaanka degmooyinka Garoowe, Godobjiraan iyo Dangorayo oo ka… Sii akhri

Dowladda Uganda oo ciidamo ku soo daadisay caasimadda dalkaasi ee Kampala

Posted on July 23, 2024 by News Office

Dowladda Uganda ayaa ciiddamada qalabka sida saaka ku soo daadisay goobaha muhiimka ah ee magaalada Caasimadda ee ah ee Kampala.… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo codkiisa ka dhiibtay doorashada qof iyo cod ee degmada Garoowe

Posted on July 23, 2024 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta codkiisa dhiibtay Doorashada Golaha deegaanka ee degmada Garoowe, isagoo ka… Sii akhri

Ilaa 70 Falastiiniyiin ah oo lagu dilay duqaymaha Israa’iil ee Marinka Gaza

Posted on July 23, 2024 by News Office

Mas’uuliyiinta caafimaadka Gaza ayaa sheegay in ugu yaraan 70 qof oo Falastiiniyiin ah lagu dilay duqeymo iyo madaafiicda taangiyda oo… Sii akhri

Puntland: Saddex kamid ah degmooyinka gobolka Nugaal oo saaka u dareeray doorasho qof iyo cod ah

Posted on July 23, 2024July 23, 2024 by News Office

Dadweynaha degmooyinka Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa saaka u dareerey doorashada qof iyo cod ee golayaasha degaanka… Sii akhri

Puntland: Habraaca Amniga doorashada saddexda degmo ee gobolka Nugaal oo la shaaciyay

Posted on July 22, 2024 by News Office

Guddiga doorashada Puntland ee PEC ayaa galabta shaaciyay habraaca Amniga doorashada saddexda degmo ee Garoowe, Godobjiraan iyo Dangoroyo. Warqad ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close