Xuutiyiinta Yemen oo dilay 70 askari oo Kumaandoos ah kana socday Maraykanka iyo Israa’iil
70 askari oo ka socda Israa’iil iyo Maraykanka ayaa lagu dilay dalka Yemen, halkaas oo ay si dhuumasho ah ku… Sii akhri
70 askari oo ka socda Israa’iil iyo Maraykanka ayaa lagu dilay dalka Yemen, halkaas oo ay si dhuumasho ah ku… Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayaa muddeeyey kalfadhiga Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Caluula, Gumbax, Baargaal, Bareeda, Bandarbayla,… Sii akhri
Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen mid kamid ah afar maxbuus loo haysto falal argagixiso… Sii akhri
Wejigii labaad ee Wada-xaajoodka Soomaaliya iyo Itoobiya oo wakhtigiisii laga soo hormariyay ayaa lagu wadaa in uu Todobaadka danbe ka… Sii akhri
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen. Sulub Axmed Firin ayaa booqasho rasmi ah ku tegey xarunta guud ee Booliska Dunida (INTERPOL).… Sii akhri
Ruushka ayaa toddobaadkan weerar lama filan ah kala kulmay ciidanka Ukraine , kuwaaso qaaday tallaabo jahwareer ku ridday Moscow, iyagoo… Sii akhri
Israel ayaa oggolaatay in 15-ka Agoosto dib loo bilaabo wadahadaladii xabad joojinta Gaza, sida ay dalbadeen dhexdhexaadiyeyaasha Mareykanka, Qatar iyo… Sii akhri
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, oo uu Shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Shirka… Sii akhri
Wararka ka imaanaya degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in xalay uu halkaasi ka da’ay roob dabayl xooggan wata… Sii akhri
Warbaahinta dalka Yemen ayaa sheegaysa in ugu yaraan 40 qof ay ku dhinteen daadad ka dhashay roob mahiigan oo horraanti… Sii akhri