Taliska Booliska Soomaaliya oo beeniyay in xalay hoobiyaal lagu garaacay xaafado ka tirsan Muqdisho
Taliska Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay wararka ku saabsan in xalay hoobiyaal lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.… Sii akhri