Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo Shir la yeeshay guddiyada degmada Jariiban

Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Faysal Sheikh Cali Jifo-Jabsade, oo ku sugan degmada Jariiban ayaa Shir la yeeshay guddiyada degmadaasi oo kala… Sii akhri

Posted on August 17, 2025 by News Office

Maxay ciidamada Puntland ka heleen Ceelka Wangable oo ay ka carareen kooxda Daacish?

Posted on August 17, 2025August 17, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland ayaa maalin ka hor tegey Ceelka Wangable oo hoostaga degmada Qandala ee gobolka Bari, kaasi oo ay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo tababar u soo xiray cutubyo kamid noqon doona Ciidanka Booliska Puntland

Posted on August 16, 2025 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Carmo ayaa tababar u xiray Cutubyo cusub oo… Sii akhri

Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan iyo daryeel xumo oo saaka xirtay jidka halbawlaha ee Boosaaso

Posted on August 16, 2025August 16, 2025 by News Office

Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan iyo daryeel la’aan ayaa saaka oo Sabti ah xirtay afaafka hore ee isbitaalka weyn ee… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta tababar u soo xiraya ciidamo xuquuq la’aan ka gadooday

Posted on August 16, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa maanta tababar u soo xiraya ku… Sii akhri

Guuleed Saalax oo madaxweyne Deni iyo Qoyskiisa ku eedeeyay in ay leexsadeen Mashruuc Solarka Boosaaso

Posted on August 16, 2025August 16, 2025 by News Office

Dr. Guuleed Saalax Barre oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa ku eedeeyay madaxweyne Deni iyo Qoyskiisa in ay leexsadeen Mashruucii… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in aqoonsi Maraykanku siiyo Somaliland ay ka faa’idaysan karaan kooxaha Argagixisads ah

Posted on August 15, 2025 by News Office

Safaaradda dowladda Soomaaliya ee Washington D.C. ayaa si adag uga hortimid ololaha ku saabsan aqoonsi uu Maraykanku siiyo Somaliland, oo… Sii akhri

Senetor Ted Cruz oo madaxweynaha Maraykanka ka codsaday in uu si rasmi ah u aqoonsado Somaliland

Posted on August 15, 2025August 15, 2025 by News Office

Senetor Ted Cruz oo tirsan xisbiga Jamhuuriga ah ee Maraykanka, ahna guddoomiyaha guddi hoosaadka Arrimaha dibadda ee Senetka u qaabilsan… Sii akhri

Siyaasiyiinta ku midaysan Madasha Samatabixinta oo shaaciyay in aysan wax natiijo ah dhalin Wada-hadalladii Villa Somalia

Posted on August 14, 2025 by News Office

Siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee ku midaysan Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo Warmurtiyeed soo saaray ayaa shaaciyay in ay aysan wax natiijo… Sii akhri

Taliska Booliska Soomaaliya oo warbixin ka soo saaray dagaalkii maanta ka dhacay Isgoyska Tarabuunka magaalada Muqdisho

Posted on August 14, 2025 by News Office

Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu kaga warbixiyay dagaalkii maanta ka dhacay Isgoyska Tarabuunka Xaafadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close